Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Sheeko:Baarlamaanka Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kulan ku leeyahay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka maanta ayaa ah. Akhrinta k1-aad ee sharciga dambiyada galmada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 12 Qof oo Ku Dhimatay Dabeylo Ku Dhuftay Koonfurta Soomaaliya Khasaare naf iyo maal leh ayaa laga sheegayaa iney ku dhufteen dabeylo saacadihii tagay ku dhuftay deegaanno ka tirsan Koonfurta Soomaaliya. Xeebaha Jubbaland dabeylo ku dhuftay ayaa waxaa ku dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Shil Khasaare Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho Shil khasaare geystay ayaa habeenimadii xalay waxaa uu ka dhacay isgoyska Km4 ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kadib markii ay isku dhaceen gaari yar iyo Mooto Bajaj. Waxaana shilkaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Biixi iyo Wafdiga Shiinaha Ee Gaaray Somaliland? Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti heersare ah oo uu hoggaaminayey Wakiilka China u qaabilsan iskaashiga Africa iyo China “Forum on China-Africa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka QM: 200,000 oo Qof Ayaa Ku Barakacay Fatahaadaha Fatahaadaha ku dhuftay qeybo ka mid ah Soomaaliya ayaa waxaa ay waxyeelo u geysteen in ka badan 191,800 oo qof inta u dhaxeysay May iyo July, sidaasi waxaa ay sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Dowladda Hoose Oo Ku Guulaystay Horyaalka Soomaaliya Kooxda kubbadda cagta Dowladda hoose ee Muqdisho City Club ayaa ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League fasal ciyaareedka 2019-2020 waxayna u noqonaysaa kookii kowaad ay hantaan horyaalka dalka tan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo:- Warmurtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Beesha Muddullood Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka wadatashiga Beesha Muddullood, oo Muqdisho ka socday afartii maalin ee la soo dhaafay ,waxaana mudaas ka qeyb galay Siyaasiyiin,Dhallinyaro,Haween iyo qaar ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wasiirrada? Golaha Wasiirrada ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxay ku meel mariyeen Habraacyada Xoogga Dalka oo qeyb ka ah dib-u-habeynta ciidanka qaranka Soomaaliyeed. Habraacyada ciidanka xoogga ee goluhu ogolaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo Gaaray Beirut Madaxweyneha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa gaaray magaalada Beyruut kaddib qaraxii ka dhacay halkaasi. Wuxuu sheegay in loo baahan yahay jawaab deg deg ah oo ku aadan xal u helidda qalalaasaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Daawo:-Aqalka Sare oo Dalbaday In La Baaro Been-abuur Uu Sameeyey Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Guddoomiyaha Golaha aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in baaris degdeg ah lagu sameeyo, been abuurista lagu sameeyay Habraaca dhaqan galinta Xeerka Maaliyadda Guud. Daawo Qoraalka Ka Soo Baxay…