Mashruuca Sanduuqa Horumarinta Caasimadda oo Ka Billowday Galmudug Sheeko:Dalka Maamulka Magaalada Dhusamareb, Ganasato, Aqoonyahanno iyo qaar ka mid ah Ururada Bulshada ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday Degmada Dhuusamareeb oo lagu daahfurayey mashruuca sanduuqa horumarinta ee caasimada galmudug. Furitaankii… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Guddoomiye Abshir oo Ka Tacsiyeeyey Geerida Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe Guddomiyahe ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Senator Abshir Maxamed Axmed ayaa ka tacsiyeeye geerida ku timid allah unaxariistee Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo saaka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Ka Tacsiyeysay Geerida Drs Xaawo Cabdi Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeysay geerida ku timid allah unaxariistee Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe, oo maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho, kadib xanuun ku soo booday habeenimadii xalay. War-saxaafadeed ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Abuuja oo Dambi Lagu Waayey, Lana Sii Daayey Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa goordhow waxaa ay sii deysay weriye Maxamed Abuuja oo ahaa tifaftiraha radio Hiigsi. Arrintan ayaa timid kadib markii maxkamad la soo taagay 3-dii bishan, oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda Kooban ee Dr. Xaawo Cabdi Waxaa maanta Muqdisho ku geeriyootey Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo ka tirsaneyd dhakhaatiirka ugu caansan Soomaaliya, isla markaana lagu bartay hawlaha banii’aadnimada. Xaawo Cabdi oo dhalatay 1947-kii, waxbarashada aasaasiga waa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo Muqdisho Ku Geeriyootay Allah unaxariistee waxaa waxaa saaka waabarigii gudaha magaalada Muqdisho ku geeriyootay Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo kamid aheyd dhaqaariirta ugu caansanaa guud ahaan dalka. Allah u naxariistee marxuumad Drs Xaawo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Taiwan oo Wakiil Keensaneysa Somaliland iyo Muuse Bixii oo Diiday La Kulanka Safiirka Shiinaha Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Shiinaha iyo Somaliland ayaa sheegaya in Taiwan ayaa go’aansatay in dabayaaqada bishan ay wakiil usoo magacaabato Somaliland iyada oo sidoo kale ay labada dhinac si…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiil Qaran: Farmaajo Waa in Laga Hor istaago Dhoolatus aan Dastuuri Aheyn oo uu Awoodda ku sii heysto Qoraal kasoo baxay xisbiga Hiil qaran ayaa lagu sheegay in fashilka Villa Somalia uu khatar gelinayo Soomaaliya. Xisbigan Hiil Qaran waxaa uu bayaankiisa ku xusay in natiijada ka dhalatay doorashadii…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiir Goodax Barre ” Waa Wajib Dhaqan-galinta Manhajka Cusub ee Dugsiyada Sare Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta saree ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa Waxaan maanta soo saartay Xeerka ansixinta iyo dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka ee Dugsiga Sare oo ay qasab tahay in sannad-dugsiyeedkan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare oo Ansixiyey Xubin Kamid Noqoneyso Guddiga Doorashooyinka Qaran Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey xubin kamid noqoneysa guddiga maddaxabannaan ee doorashooyinka qaranka. Golaha oo kulan ku sheeshay Muqdisho ayaa cod gacan taag ah…