Akhriso: Faahfaahinta Toogasho Ka DHacdaay Muqdisho Sheeko:Arrimaha Amniga Warar dheeraad ayaa waxaa laga helayaa askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo maanta barqadii lagu dilay degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir. Kooxo ku hubaysanaa Bastoolado… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Qaar Ka Mid Shacabka Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Is Dhaxgalka Kooxaha Muqdisho Iyo Hargaysa Kooxaha kala dhisan magaalooyinka Muqdisho iyo Hargaysa ayaa la sheegay in ay wada ciyaari karaan labada dhinacba, qaar ka mid ah shacabka Muqdisho ayaa soo dhaweeyay is dhaxgalka labada dhinaca.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni “Wasaaraddaha Amniga ee Punland iyo Galmudug Waa inay Ka Wada Shaqeeyaan Amniga Gaalkacyo” Madaxweynaha dowlad goboleedka Punland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay wasaaraddaha amniga iyo arrimaha gudaha ee dowladdaha xubnaha ka ah dowladda dhexe ee Punland iyo Galmudug ay iska kaashanayaan sugida…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarad Ku Burburtay Degmada Dhoobley Wararka laga helaayo degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegayo in diyaarad ay leeyihiin ciidamada dowladda Kenya ay ku burburtay gudaha garoonka degmadaasi. Diyaaradda ayaa waxaa ay sahay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koofur Galbeed oo Hay’addaha Samafalka u Dirtay Baaq Ku Aadan Fatahaadaha Webiga Shabeelle Wasiirka gar-gaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, Cabdinuur Cabdi Caruush ayaa hay’adaha samafalka ugu baaqay in ay dar-dargeliyaan howlahooda ku aaddan taakuleynta Dadka ku waxyeelloobay fatahaadda Webiga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo War Ka Soo Saartay Go’aankii Lagu Furay Duulimaadyada Caalamiga ah Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay go’aankii maanta dib loogu furay duulimaayadii Caalamiga ee dalka imaan jiray iyo kuwii ka bixi jiray, kadib markii loo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Lagu Ansixiyey Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey dib ugu noqqoshada miisaaniyadda dalka ee 2020-ka, kaas oo xukuumaddu soo gudbisay. Waxaana ogolaaday in lasiiwado dooda dib u eegista miisaaniyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Muqdisho Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa qarax maanta ka dhaxay maqaayad ku taallo afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho, taas oo lagu magacaabo Luul Yamani. Qaraxa ayaa waxaa uu ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Abuuja oo Maxkamad Lasoo Taagay, Laguna Eedeeyey Khiyaano Qaran, Al-shabaabnimmo iyo Dil Waxaa saaka maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida lasoo taagay weriye Maxamed Abuuja oo 5 bil oo 4 maalin dhimman xirnaa. Maaxkamadda, marka ciidanka laga reebo waxaa saaka 5-tii…
10 daqiiqo Sheeko:Dalka Aragtida Sharci Ee Xukuumadda Xil-gaarsiinta Gogoldhig: Sida aan wada ogsoonahay Golaha Shacabka BFS ayaa kalsoonidii kala noqday Xukuumaddii uu hogaaniyay Mdne:Xasan Cali Kheyre taariikhdu markey ahayd 25-tii Luuliyo 2020. Wuxuu Golaha Shacabku codka kalsoonida siiyay 1-dii…