Goodax Barre oo Markale Ka Hadlay Shahaadada Ardayda Aan Gelin Imtixaanka Dowladda Ee Puntllnad Sheeko:Waxbarashada Siihayaha wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa markale ka hadlay Shahaadada ardayda dugsiyada sare ee maamulka goboleedka Puntland, waxaana uu xusay in arrintaas la… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Juba Express iyo WorldRemit oo daahfuray addeegga bixinta lacagaha caalamiga ah ee Soomaaliya. 3 September 2020: Shirkadda Jubba Express, oo ka mid ah xawaaladdaha sida xawliga ah u koraya iyo WorldRemit, oo ah shirkadda hogaaminaysa bixintalacagaha adduunka ayaa isku xirmaya si ay soomaalidda u siiyaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qoor Qoor Oo La Kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane. Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankaan oo ka dhacay qasriga madaxtooyada Jabuuti ayay madaxda uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaar Ka Mid Ah Golaha Wasiirrada Somaliland Oo Warbiximo Laga Dhegeystay Golaha wasiirrada Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga hadlay arrimo kala duwan oo muhiim ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Ayaa Qaabilay Madaxweynaha Puntland Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Maamulka Goboleedka Puntland Said Abdullahi Dani oo booqasho shaqo ku joogo caasimada Muqdisho. Madaxweyne Saciid Cabdullahi Dani ayaa kulan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Muqdisho City Club Oo Safar U Ah Puntland Naadiga Dolwadda Hoose ee Muqdisho City Club oo olahan ku guulaystay horyaalka Somalia Premier League 2019-2020 ayaa safar dhul barasho iyo ciyaaro saaxiibtinimo u aadaysa deegaaanada maamulka Puntland. Muqdishu City…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland oo Ishor Istaagtay, 4 Shuruudna Ku Xirtay Furitaanka Shirkii Farmaajo iyo Puntland, Jubbaland Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa is hor istaag ku sameeyey shir lagu waday inuu xalay u furmo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo labada maamul ee Puntland iyo Jubbaland.…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM75 – Fursad ay Soomaalidu Gacan uga Geysan karto Qaabeynta Arrimaha Hortabinta leh ee Adduunka Qaramada Midoobay ayaa 75 sanno jirsaneysa sanadkan. Soomaaliya waxay ahayd xubin ku faanta xubinimadeeda oo ka tirsan QM 60 sanno oo ka mid ah sannadahaas. Qaramada Midoobay waxaa laga abuuray…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Madaxweyne Qoor Qoor Oo Gaaray Wadanka Jabuuti Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa galabta soo gaaray Magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada Jabuuti si diirran ugu…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Sheekh oo La Kulmay Deni, Ururro Siyaasadeed iyo Safiirka Mareykanka Kahor Shirka Farmaajo Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa maanta kulamo kala duwan la yeeshay madaxweynaha Puntland, madax ka tirsan ururrada siyaasadda iyo safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya. Mudane Xasan ayaa waxaa uu kulan…