Guddoomiye Cumar Filish oo Sheegay Asbuuc in Lagu Farayo Waddooyinka Muqdisho Sheeko:Amniga Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada caasimadda ah ee Muqdisho Cumar Maxamuud Cumar Filish ayaa sheegay in la furayo wadooyinka magaalada, kuwaas oo dhagxaan waa weyne lagu gooyey. Guddoomiyaha ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Xoogga Dalka oo La wareegay Tuulada Basra Ciidamada xoogga dalka ayaa maanta howlgallo ay ka sameeyeen gobolka Shabeellaga dhexe waxaa ay kuala wareegeen tuulada Basro oo hoos timaado degmada Balcad ee gobolkaasi. Ciidanka ayaa intii uu howllgalku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Tala-bixinta & Dib u Dhiska Guddiga 4-aad ee Horumarinta Af-Soomaaliga oo Ka Furmay Muqdisho Sii haya Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa daahfuray Shirka Talabixinta & Dib u dhiska Guddiga 4-aad ee horumarinta Af-Soomaaliga oo maanta ka furmay xarunta Akadeemiyada…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Xoghayaha Dhinaca Saxaafadda Ee Aqalka Cad Ee Mareykanka Oo Laga Helay Corona Virus Xoghayaha dhinaca saxaafadda u qaabilsan Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka haweeneyda lagu magacaabo Kayleigh McEnany ayaa laga helay cudur sidaha Corona Virus, sida ay ku caddeysay war rasmi ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidanka Booliiska Somaliland oo Gacanta Ku Dhigay Dad Faafinayey Diinta Kiristaanka Booliska Somaliland ayaa Hargeysa ku xiray labo qof oo ka baxay diinta Islaamka isla markaana bilaabay in ay faafiyaan diinta Kirishtaanka. Afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis Cilmi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Kawada Hadleen Madaxweyne Geelle iyo Xasan Cali Kheyre? Madaxweynaha wadanka Jabuuti Cismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ra’iisalwasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre oo dhowaan ku dhawaaqay inuu yahay musharax madaxweynaha Soomaaliya Labada mas’uul ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xubno Ka Tirsan Guddiga Doorashooyinka Jubbaland iyo Xildhibaanno Gaaray Afmadow Xubno ka socday guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka iyo xuduusdaha maamul goboleedka Jubbalanad oo ay wehlinayaan xildhibaanno ka tirsan federaalka ayaa maanta gaaray degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose. Xidhibaan Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Akhriso: Ujeedka Safarka uu Madaxweyne Deni u tagay Dalka Imaaraadka Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni oo ku sugan magaalada Dubai wadanka Imaaraadka carabta ayaa lagu wadaa inuu kullamo la qaato mas’uuliyiin ka tirsan shirkadda DP-World, oo gacanta ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Waraabe: Somaliland Shaqo Kuma Laha Doorashada Soomaaliya Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay doorashooyinka Soomaaliya iyo qoondada gobolada Woqooyi loogu qoondeeyey shirkii doorashooyinka dalka ee dhowaan ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Biixi: Yeeli-meyno Waxyeeleynta Qarankeena Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa eedeyn u jeediyey dowladda federaalka Soomaaliya, xili uu khudbad ka jeedinayey shirweynaha 4-aad ee xisbiga talada haya ee Kulmiye. Madaxweyne Muuse ayaa sheegay in…