Liiska Xildhibaannada Hirshabeelle oo Lagu Dhawaaqay Sheeko:Baarlamaanka Guddiga soo xulista Baarlamaanka labaad dowlad goboledka Hirshabeelle ayaa habeenkii xalay shaaciyey liiska xildhibaannada cusub ee baarlamaanka labaad ee maamulkaas, kadib shir sharaa’id oo guddigu uu ku qabtay. Liiskaan la… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku-xigeenka Punland oo Soo Xiray Shirka Mashaariicda Puntland ku-simaha madaxweynaha dowlad goboleedka puntland ahna madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan (karaash), ayaa maanta shir usoo xiray degmooyinka iyo gobolada puntland ee ay ka socdaan mashaariicda horumarin ee jplg.…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare kuxigeenka oo xilka u kala wareejiyey Wasiirrada Shaqada iyo Shaqaalaha, Haweenka, Howlaha Guud, Awqaafta iyo Arrimaha Diinta iyo Wasiiru dowlaha XRW Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula wareegeen Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha bulshada Mudane Duraan Axmed Faarax,…
1 daqiiqo Sheeko:War Xisbiga Horumarka Shacabka Oo Guul U Rajeeyay Golaha Wasiirada Soomaaliya Qoraal ka soo baxay xafiiska Guddoomiyaha Xisbiga Horumarka shacabka Cali Maxamuud Ciise Cali Guray ayaa lagu soo dhaweeyay Golaha Wasiirada ee uu magacabay , Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble dhawaana ay ansixiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dibadbax Looga Soo Horjeedo France oo Ka Dhacay Somaliland Bulshada ku dhaqan magaalada Burco ee Gbobolka Togdheer ayaa sameeyey dibax ay uga soo horjeedaan madaxweynaha wadanka Faransiis Emanual Macron, kadib hadal uu jeediyey dhowaan carro badan dhaliyey. Dibadbaxayaasha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga James Swan oo Gaaray Dhuusamareeb Ergayga golaha ammanka ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaaliya James Swan iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug iyo halkaas lagu soo dhoweeyey James. Wefdiga…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Jaaliya Soomaaliyeed ee Magaalada Goteborg Oo Hambalyo U Soo Diray Wasiir Xamsa Saciid Xamsa Jaaliya Soomaaliyeed Magaalada Goteborg ee dalka Sweden ayaa hambalyo iyo bogaadin u soo diray Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudan Xamsa Saciid Xamsa,iyagoo madaxda Dolwadda ugu mahad celiyay doorashada ay…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Xildhibaanno Ka Hadlaya Sun Ku Jirta Dalagyada Beeraha Soomaaliya Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maalintii shalay kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa magaalada Muqdisho ayaa la horgeeyey shuruuc dhowr ah, kuwaas uu jiray H/Sh adeegyadda baaritaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Safar Ugu Anbabaxay Itoobiya Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta ugu anbabaxay safar wadanka Itoobiya, waxaana ka soo baxayo warar kala duwan oo ku aadan safarkiisa Addis Ababa. Wararka qaar ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War 10-Sano Ka Dib Waddada Isku Xirta KM4- Iyo Tarbuunka Oo Dib Loo Furay Gadiidka iyo Dadweynaha ayaa ku dhawaad 10-sanno ka dib maanta adeegsanaya Waddada isku xirta KM4- iyo Tarbuunka ee Muqdisho Daawo Aragtida Shacabka Muqdisho Iyo Furista Waddada KM4 iyo Tartabuunka Goobjoog…