Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo dhagax-dhigay dib-u-dhiska Guriga Hooyooyinka ee Baxsan. Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska guriga Hooyooyinka ee loogu magac daray fannaanadii Qaran ee Seynab Xaaji Cali Baxsan oo door weyn… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xamsa Saciid Xamsa “Isboortiga Malahan Shaqsiyaad Gaar Ah” Wasiir Ciyaaraha & Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa oo 28-October 2020 la wareegay xilka wasaarada horayna u ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Qaahira: Madaxweyne Xasan oo Xarunta Al-Ahram Uga Hadlay Siyaasadda Gobolka iyo Sida Carabta iyo Dariska Isku Kaashan Karaan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku suagan dalka Masar ayaa warbixin la xiriirta xaaladda dalka iyo midda gobolka waxaa uu ka jeediyey xarunta taariikhiga ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Isku Aadka AFCON U20 iyo AFCON U17 Oo La Sameeyay Arbacadii la soo dhaafay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu sameeyay isku aadka isreebreebka AFCON U20 iyo AFCON U17 ee CECAFA. Ciyaaraha isreebreebka AFCON U-20 waxaa lagu qaban doonaa…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Yoonis Faarax Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Sweden Laacibka Xulka Qaranka Soomaaliya Yoonis Cabdirisaaq Faarax ayaa gaaray magaalada Stockholm ee dalka Sweden,waxaan si weyn halkaa ugu soo dhaweyay qaar ka mid ah bahda isboortiga iyo laacibiintii Xulka Qaranka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamo Amniga Qaabilsan oo Howlgallo Ka Wada Degmada Caabudwaaq Ciidamo isugu jira kuwa qaabilsan amniga ee kala ah booliska Haramcad, Ciidamada Qeybta 21,aad ee Xoogga Dalka iyo Booliska Qaabilsan Amniga Deegaanka guud ee Galmudug oo soo gaaray Degmada Caabudwaaq…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiir Xamsa Saciid Xamsa Oo La Wareegay Wasaarada Ciyaaraha Soomaaliya Ra’iisul ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiirrada loo kala wareejiyay wasaaradaha ciyaaraha iyo dhalinyarada iyo sidoo kale wasaarada maareynta iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Soomaaliya: Bangiga Adduunka oo Sheegaya in Dhaqaalaha Hoos u Dhacay 1.5%, Akhriso 3 Sabab Bangiga adduunka ayaa sheegay in uu sanadkan hoos u dhacayo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya ilaa 1.5% taasi oo ku timid saameynta COVID-19, Fatahaadaha iyo Ayaxa. Sida ay bangigan uu ku sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Sida Sheekh Shariif uga Hadlay Doorashada iyo Caruurta La Xado Hoggaamiyaha madasha xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo muddooyinkan safar ku maqnaa ayaa maanta Muqdisho dib ugu soo laabtay, waxaa uuna dadkii soo dhoweeyey kala hadlay doorashada Hoggaamiyaha oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Farax Siisay Shaqaaleheeda iyo Sababta Somaliland ayaa fasaxday dhammaan shaqaalaha ka shaqeeyo xarumaha dowliga ah, labada maalin ee soo aadan oo ka bilaabanayso maalinta Khamiista ah, qoraal ka soo baxay he’adda shaqaalaha ayaa lagu sheegay…