Joe Biden oo Noqday Madaxweynihii 46-aad Ee Mareykanka Sheeko:Caalamka CNN ayaa goordhow shaacisay in Joe Biden uu noqonayo madaxweynihii 46-aad ee Mareykanka kadib markii uu ka guuleystay Trump. Ninkan guuleystay ee Demoqoraadiga ah ayaa dhammaadkan bishan noqon doona 78,… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Itoobiya: Akhriso 9 Arrin oo Kicisay Xiisadda Abiy Axmed iyo Tigrayga Duqeyn iyo dagaal adag oo u dhaxeeya ciidamada federaalka ah iyo kuwa Tigray-ga ayaa iminka ka socda waqooyiga Itoobiya, arrintan oo cabsi badan gelisay dalalka gobolka ayna baaqyo xabad joojin…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ansixiyey Guddiga Doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboledka Hirshabelle ayaa maanta kulan koodii caadiga ahaay ku yeeshay xaruntooda magaalada Jowhar, waxaana uu ahaa kalafadhiga 1aad kulinkiisa 4aad ee Baarlamanka Hirshabelle. Kulanka ayaa waxaa shir…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Xaashi oo Laaley Guddiga Dir Ee uu soo Qoray Rooble, “Beeluhu Ma Garanayaan Meel Laga Keenay” Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee JFS mudane Cabdi Xaashi ayaa qoraal uu goordhow soo saaray waxaa uu laaley isla markaana sheegay in aan waddo sharci ah loo marin magacaabista guddiga…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cumar Cali “Reer Uganda Way Soo Dhawaynayaan Wasiir Xamse Saciid Xamsa” Guddoomiyaha Ururka kubbadda cagta Dalka Uganda Mr.Cumar Cali iyo saaxiibadiisa ayaa soo dhaweeyay una soo hambalyeeyay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Xamse Saciid Xamse,iyagoo u rajeeyay guul iyo horomar inta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Joe Biden oo Qarka u Saaran Guusha Doorashada Mareykanka, Akhriso Sababta Inkasta oo ay weli socdaan tirinta codadka ee tartanka madaxtinnimada Mareykanka hadana waxaa inta la tiriyey codadka ku horeeya murshaxa dimoqoraadiga ah, madaxweyne ku xigeenkii Mareykanka Joe Biden. Popular vote:…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Guddiyada Doorashada Dadban ee Maamul Goboleedyada Qaar oo La Magacaabay Waxaa saacadihii tagay la magacaabay guddiyo kala duwan oo dowlad goboleedyada ay u xil saareen qabashada doorashooyinka dadban ee qaran ee ka dhacaya maamul goboleedyada. Ilaa hadda waxaa si rasmi…