U bood dhigaalka

Axmed Tahliil Cali “Galmudug Waxaan U Qaadidoonaa Koobka Maamul Goboleedyada”

Sheeko:Cayaaraha

Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug oo la hadlay warbaahinta ciyaaraha ayaa sheegay in Axmed Tahliil Cali loo magacaabay tababaraha kooxda Glamudug ee sanadkan ka qeyb galaysa tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020.

“Runtii waan ku faraxsanahay magaacibista tababaraha Galmudug,waa shaqo adag oo u baahan in aan laga gaaro guulo waaweyn Iyo koobka loo soo hooyo dadka reer Galmudug” ayuu saxaafada ciyaaraha u sheegay tababare Axmed Tahliil Cali.

Axmed Tahliil Oo Ka Hdlay Magacaabista Loo Macallinka Galmudug

Xigashada Muuqaalkan Waxaa Iska Leh Astaan Sports

Sidoo Kale Dib Aqriso Macallin Axmed Tahliil oo Loo Magacaabay Kooxda Jeenyo December 2018

https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/axmed-tahliil-oo-loo-magacaay-xilka-tababare-ee-kooxda-l-l-p-jeenyo/

W/D-Maxamed Xuseen Qalinle