Cabdi Guuleed Maxamed “Doorashada Dalka waa in ay ku dhacdaa si daahfuran” Sheeko:Dalka Wasiir hore , ahaana Wasiirka Gadiidka Cirka iyo dhulka isla markaana ahaa ku simaha iyo sii haya Ra’iisulwasaaraha Dowladdii KMG ee Carte Mudane Cabdi Guuleed Maxamed ayaa sheegay in loo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Crisis Group: 40,000 oo Tigrey Ah Ayaa Qaxay, Dil Waa Socdaa, Abiy-na Wada Hadal Ma Ogola Sida ay qortay hey’adda Crisis Group, dhibaato banii’aadnimo oo aad u xun ayaa ka jirta Mekelle, caasimadda gobolka Tigreyga. Dhibaatada ayaa ka dhalatay isku dhaca labo ciidan oo muddo is…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Shariif oo Baydhabo Kula Kulmay Odeyaasha Dhaqanka Guddoomiyaha midowga musharrixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo todobaadkan booqasho ku jooga magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur Galbeed ayaa kulan la yeeshay odeyaasha dhaqanka. Mudane Shariif oo sidoo kale fadhiga…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muqdisho: Qaraxii 2-aad oo Dhacay 12 Saac Gudaheed, Akhriso Khasaaraha Caasimadda Muqdisho waxaa 12-kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay labo qarax xilli dalka uu ku jiro xaalad doorasho. Saaka, qarax ka dhacay Xamarweyne, waxay wararku sheegayaan iney ku dhaawacmeen…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasaaradda Cayaaraha Oo shaacisay Xilliga Uu Bilaabanayo Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya ayaa loo diray dhamaan Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee ka qeyb galaya tartanka Maamul Goboleedyada 2020,waxaan qoraalka lagu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Cumar Finish: Anigu Hawiye Ma ahi Miyaa, Duurka Miyaan Ka imid? Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Finish ayaa maanta u hanjabay mucaaradka dowladda isaga oo sheegay in Hawiyennimo aan lagu handadi karin ” Maanta in lagula handado Hawiye ayaan nahay qori ayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Faransiiska oo Soomaaliya Ka Cafisay 306 Milyan oo Dollar Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in wadanka France oo kamid wadamada lacaha badan ee deymaha ah ku leh Soomaaliya uu ka cafiyey lacag gaareyso 36 Milyan.…
6 daqiiqo Sheeko:Amniga Warmurtiyeedka Shirka Murashaxiinta: Hala kala diro Guddiyada Doorashooyinka, Gedo loo Daayo Jubbaland Waxaa goordhow magaalada Muqdisho lagu soo saaray war murtiyeedka shiraka Shirka wadatashiga murashaxiinta madaxtinnimada Dowladda Federaalka ah. Waxaa uu u qornaa sidan: Shirka wadatashiga murashaxiinta madaxtinnimada Dowladda Federaalka ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Somaliland oo Xukun Dil ah Ku Fulisay Lix Eedeysane Somaliland ayaa maanta oo Khamiis ah waxaa ay toogasho ku fulisay lix nin, kuwaas oo horay maxkamadaha Somaliland ay dil ugu xukumeen , kadib markii lagu eedeeyey dilal ay horay…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Ra’iisalwasaarehii Hore Ee Sudan Al Mahdi Oo Geeriyooday Ra’iisul wasaarihii hore ee Suudaan Saadiq Al Mahdi ayaa ku geeriyooday Imaaraadka Carabta, kadib markii Covid-19 loo dhigay Isbitaal ku yaalla wadankaasi, sida ay sheegeen qoyskiisa iyo xisbigii isagu uu…