Burcad South African ah Oo La Qabtay, Xilli ay Dhac u Gaysanayeen Ganacsato Soomaaliyeed Sheeko:Caalamka Waxaa gabi ahaanba gacanta lagu dhigay Burcad South African ah oo ku guda jiray dhac ay u gaysanayeen Dukaamo ay Soomaali iyo Itoobiyaan leeyihiin oo ku yaalla Magaalada Swellendam oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Faahfaahinta Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax maanta ciidamo la sheegay in ay ka tirsanaayeen dowladda, gaar ahaan Booliiska lagula beegsaday duleedka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana jiro khasaare.…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Senator Abshir: Farmaajo Laguma Aamini karo Nidaamka Doorasho ee Dalka Guddoomiyaha 1-aad ee aqalka sare Senator Abshir Maxamed Axmed oo shalay ka qeyb galay shirka ay Muqdisho ku leeyihiin murashaxiinta madaxtinnimada Soomaaliya ayaa sheegay in Farmaajo iyo kooxdiisa aan lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiir Xamse “Waxaan U Baahanahay Wada Shaqeyn” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse ayaa sheegay tan iyo markii uu la wareegay xafiiska Wasaarada ay bahda isboortiga ugu soo hambalyayeen magacaabistiisa,isagoo intaa ku daray in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Beesha Caalamka oo Ku Biirtay Shirka Murashaxiinta, Maxay Balanqaadeen? Shirka murashaxiinta madaxtinnimada uga socda Jaziira waxaa muuqato in aan loo kala harin kadib markii saacadihii tagay ay ku biireen xubno ka tirsan beesha caalamka. ilo ku dhow shirka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Murashaxiinta Madaxweynaha oo Maalintii 5aad galay, Milkiileyaasha Warbaahinta Ayey Arki doonaan Waxaa malaintii 5aad galay shirka murashaxiinta madaxweynaha ee ka socda Hotel Jaziira ee magaalada Muqdisho. Shirka ayaa maalmihii tagay waxaa ka qeyb galay 12 murashax oo sanadkan oo u sharaxan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Xaafuun oo Haawaneysa, Guryo iyo Dad Ku Waxyeeloobey Xaafuun iyo deegaannada ku dhow ayaa waxaa helay dhibaatada ugu weyn ee duufaanno socday 48-dii saac ee la soo dhaafay kuwaas oo ku dhuftay qeybo ka mid ah Puntland, iyada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Abiy Axmed oo Farmaajo usoo Diray Lataliyihiisa Amniga Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa isniintii waxaa uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo usoo diray la taliyihiisa amniga si ninka hore loola socodsiiyo hawlgalka Axmed ee ka dhanka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Koonfur Galbeed Oo Diyaar Wanaagsan Ku Qaadanaya Garoomada Ciyaaraha Magaalada Muqdisho Ciyaaryahanada Kooxda Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed oo sanadkan ka qeyb galaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa diyaar garow wanaagsan ku qaadanaya garoomada ciyaaraha MagaaladaMuqdishoee caasimada,iyagoo sanadkan rajaynaya…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Musharraxiinta oo Galay Maalintii Afaraad iyo War-murtiyeed Laga Sugayo Shirka wadatashiga musharraxiinta oo ka socda magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ayaa galay maalintii afaraad, kaas oo looga hadlayo arrimaha doorashada dalka, geedi u socodka, aragtida murashaxiinta waxaana ka qeyb…