Ra’iisul Wasaare Rooble Iyo Wasiir Xamse Oo Hambalyo U Diray Degmada Shingaani Oo Ku Guulaystay Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Sheeko:Cayaaraha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalliyarada Soomaaliya mudane Xamase Saciid ayaa ka qeyb galay daawashada dhammaadka tartanka kubadda cagta degmooyinka Gobolka Banaadir 2020… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya: Soomaaliya Nooma Sheegin Safiir La Ceyriyey Dowladda Kenay oo ka jawaabeysa ceyrintii Soomaaliya ee safiirka Kenya iyo lasoo noqoshada midkeeda ayaa sheegtay in aaney jirin warqad rasmi ah oo Muqdisho ka timid, oo loogu sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Ammaanka Cabudwaaq oo Fagaare Ku Burburiyey Qamri Ciidamada ammaanka magaalada Cabuduwaaq ee gobolka Galgaduud oo howlgallo saacadihii tagay ka sameeyey xaafadaha qaar ee magaalada ayaa gacanta waxaa ay kusoo dhigeen maandooriyaha Qamriga, lagu soo qariyey. Ciidamada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya oo Ka Hadashay Sida Ay Ugu Jawaabeyso Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa ku tilmaantay “Arrin aan loo meeldayin” go’aanka Soomaaliya ay ku ceyrisay Safiirkeeda, una yeeratay midkeeda taasi oo bilow kale u ah dhibaato diblomaasi oo horleh oo labada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Hawlgal Ay Xoogga Dalka Ka Fuliyeen Shabeellada Hoose oo Lagu Dilay Saraakiil Al-shabaab ah Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka oo howlgallada ka wada gobolka Shabeellada hoose ayaa sheegay in howlgal ay fuliyeen ay ku dileen dagaalamayaal ka tirsan Al-shabab, halka ay tiro kale ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Faahfaahinta Weerar Ka Dhacay Gobolka Mudug Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada xoogga dalka iyo Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Dagaalka ayaa waxaa la sheegayaa inuu dhaliyey khasaare isugu jiro dhimasho…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Madaxweyne Cali Ciid “Ciyaarooyda Galmudug Guul Ayaan Ka Sugaynaa” Madaxwayne kuxigeenka Maamulka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kulan kula qaatay xarunta madaxtooyada ciyaartoyda matalaysa Galmudug ee qeybta ka ah tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020,waxaana kulankaa ka…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Saciid Qorsheel “Ma Jirto Sabab Uu Xulkeena Ugu Ciyaaro Nairobi Iyo Addis Ababa” Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista Hawada sidoo kale u soo ciyaaray Xulka Qaranka Soomaaliya Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel) ayaa bogaadiyay da’daalada horomarineyd uu wado Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Gobolka Banaadir oo Dadka Dhaleeceeyey Hadalkii Guddoomiyaha Ku Tilmaamay Kuwa u Shaqeeyo Shisheeye Qoraal baaq ah oo oo kasoo baxay gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in murashaxiinta ay fasiraad qaldan ka bixiyeen qoraalka guddoomiyaha, taasi ay tahay iney u adeegayaan dano shisheeye. Qoraalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Macalin Dilaa Ahaa oo La Dilay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay macalin dilaa ahaa oo ka tirsan Al-shabaab waa Maxamed Xaaji “Ilkacase” iyo rag kale Axmed Maxamed Haashim iyo Saalim…