Guddomiye Warsame “Galmudug Waxaan U Rajaynayaa Guul” Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiyihii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame ayaa lix sano ka dib ka tagay xafiiska,isagoo maamulka badalaya u rajeeyay in ay la yimadaan wax qabad u horomar ah… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Afgooye oo Walaac Ka Muujiyey Ayax Ku Degay Degmada iyo Nawaaxigeeda Guddoomiyaha degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose Aweys C/llaahi Cumar Aweys Buulaloow, oo ka hadlay Ayax ku habsaday goboka, kaas oo hadda soo gaaray qeybo ka mid ah degmada ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Wasiirkii Arrimaha Dibadda Syria oo Geeriyooday Waxaa maanta oo Isniin ah gudaha magaalada Dimishiq ee dalka Siiriya ku geeriyooday wasiirkii arrimaha dibadda iyo Qurbajoogta Waliid Al-Mucallim, ahaana Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalkaasi Wakaaladda Wararka Syria ee “SANA”…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Dowladda Qaatar iyo Qaramada Midoobay oo Kawada Hadalay Soomaaliya Ergayga Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya James Swan oo ku sugan wadanka Qatar ayaa halkaas waxaa uu kula kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dowaldda Qatar. Wasiirka arrimaha dibadda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee Barlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku yeelanayaan xaruntoooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Golaha ayaa kulankooda maanta waxaa looga hadli doonaa ajandayaasha kala…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoggaamiyaha Tigray-ga oo Xaqiijiyey Inay Weerareen Asmara Hogaamiyaha gobolka Tigray ee waqooyiga Ethiopia ayaa Axadda maanta ah xaqiijiyay in ciidamadiisu ay gantaalo ku garaaceen caasimada Eritrea ee Asmara, wuxuuna ku hanjabay weeraro dheeri ah, isaga oo yiri…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlagallo Xoogan oo Ka Socda Magaalada Boosaaso Ciidamada ammaanka gobolka Bari ayaa howlagallo waxaa ay ka sameeyaan dhulka buuraleyda ah ee magaalada Boosaaso ilaa deegaanka Carmo, waxaana hoggaaminaayey Taliyaha Qeybta Boliiska gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Farmaajo Ku Dacweeyey Beesha Caalamka, Sheegana Inuu Sameeyey Magacaabis Hal Dhinac Ah Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyey inuu ku lug leeyahay guddiga doorashada Somaliland kadib markii uu sameeyey sida uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Galmudug oo Ku Baxay Xiisad Ka Taagneyd Gobolka Galgaduud Maamulka dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku baxay xiisad colaadeed oo maalmihii dambe ka taagneyd degaannada Baxdogaabo iyo laasbuur ee gobolka Galgaduud. halkaas oo ay ku dagaalameen labo maleeshiyaad kasoo kal…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaa Looga Hadlay Kulankii Dhexmaray Wasiir Xamse Saciid Iyo Xiriirada Ka Dhisan Dalka Wasiirka Ciyaaraha iyo Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse iyo ku xigeenkiisa Axmed Cumar Islaw ayaa kulankii ugu horeeyay la qaatay Guddiga Olombikada Soomaaliyeed iyo Xiriirada kala duwan ee ka dhisan…