Madaxweynihii Hore Ee Galmudug oo Soo Gaaray Muqdisho Sheeko:Dalka Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo siweyn loogu soo dhoweeyey caasimadda. Waxaa soo dhweyntiisa ka qeyb qaatay mas’uuliyiin iyo xidhibaanno uuka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Xaashi oo Soo Saaray Habraaca Doorashada Xildhibaannada Waqooyi Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa soo saaray habraaca doorashada xildhibaannada labada gole ee gobollada waqooyi. halkaan ka akhriso
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Wasiir Xamse Saciid “Tartanka Gobolada Waa Kan Ugu Xiisaha Badan Soomaaliya” Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse oo ka hadlayay muhiimada ay lee yihiin ciyaaraha Gobolada ayaa sheegay in sanadkan maamulkiisa uu wax badan ku soo kordhin doono,kan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Ciidamo ka tirasan dowaladda federaalka ayaa waxaa qarax lagula eegtay subaxnimadii saaka deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeellada hoose, waxaana lasoo sheegayaa khasaare inuu jiro Qaraxa oo ahaa miinada dhulka laga…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’isul wasaare Cumar Carte oo Geeriyoodey, Akhriso Taariikh Nololeedkiisa Alle ha u naxariiste waxaa goordhow ku geeriyoodey magaalada Hargeysa ee Somaliland ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib, oo mudooyinkii dambe halkaas ku xanuunsanaayey. Cumar Carte Qaalib, waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ciise Ibraahim “Azz Sports Sharaf Ayay U Tahay In Ay Qeyb Ka Noqoto Guulaha Soomaaliya” Shirkadda A2Z Sports ayaa qaadatay qandaraaska soconaya mudo saddex sano kaas oo ku aadan qalabsiinta ciyaaryahanada Xulka Qaranka Soomaaliya,wuxuuna qalabkaas ku kooban yahay funaanadaha, matantayaasha, isku joogyada tuutaha iyo agabyada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Trump oo Ciidamada Mareykanka Kala baxaya Soomaaliya, Soona Afjaraya ladagaalanka Al-shabaab Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa go’aansaday in la baxo ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya, kuwaas oo xarun ku lahaa muddo dheer deegaanka Balli-doogle ee gobolka Shabeellada hoose. Arrintan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Maaliyadda oo Muqdisho ku Qabatay Shir looga Hadlay Doorka Ganacsatada Ee Horumarinta Dhaqaalaha Dalka Muqdisho – WaxaamaantalaguqabtaymagaaladaMuqdisho kulan kusaabsandoorkaGanacsatadaee ay ku leeyihiin horumarinta dhaqaalahadalka, kaasoo ay soo agaasintay Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliy aayaa looga hadlay arrimaha horumarinta dhaqaalaha, bixintacanshuuraha iyo dib u habaynta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Soomaaliya oo Ka Warbixiyey Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay Waxaa faahfaahin laga helayaa qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday maqaayad ku taallo degmada Xamar jababa, gaar ahaan meel u dhow School Plusia, kadib markii uu ku qarxay ruux soo…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Maxaa Looga Hadlay Kulankii Dhexmaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Iyo Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) Iyo Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse iyo madax ka socotay labada dhinac ayaa kawada hadlay wada…