Ardey Soomaaliyeed oo Ku Go’doonsan Gobolka Tigray Sheeko:Amniga Dagaaladda socday gobolka Tigreyga ee dalka Itoobiya ayaa saameeyey ardey badan oo Puntland iyo Soomaali ah oo dalkaasi wax ka barata. Ardaydaas ayaa waxaa ay isugu jiraan Itoobiyaan Soomaali iyo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Ururka Midowga Africa oo Magacaabay Ergo Xalisa Colaadda Itoobiya Ururka Midowga Africa ayaa isku dayaya in xal waara laga gaaro xiisadda ka taagan Waqooyiga wadanka Itoobiya gobolka ku yaalla, halkaas oo ay isku hayaan dowladda federaalka ah iyo ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamada Amniga Galmudug oo Xaliyey Xiisad Ka Taagneyd Xadka Mudug iyo Galgaduud Ciidamada Galmudug oo kaashanayo ciidamada Booliska iyo xoogga ee federaalka ayaa ku guuleystay xalinta xiisad maalmihii dambe ka taagneyd deegaanka Baxdo Gaabo iyo Wanakiir oo xadka labada Gobol ee Mudug.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Musharaxiinta oo Maanta Muqdisho Ka Furmaya Waxaa maanta lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka wadatashiga qaar kamid ah Musharaxiita madaxweyne ee dalka, kuwaas oo maalmihii tagay ilaa shalay soo gaaray magaalada caasimadda ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiin Madaxweyne oo Muqdisho Yimid iyo Berri Shir u Furmaya Waxaa maanta Muqdisho soo gaaray tiro murashaxiin ah oo u tartamaya jagada Madaxweyne 60 cisho kadib. Murashaxiinta waxaa ka mid ahaa Daahir Geelle, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Cabdiqaadir Cosoble iyo rag kale.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiiradda Soomaaliya Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga hadlay u diyaar garowga doorashooyinka 2021/2025, amniga iyo laba kaclaynta caabuqa Karoona.…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Natiijada Doorashadii Hirshabelle iyo Hirgelinta Geedi-socodka Doorashada Qaran Saaxiibbada beesha caalamka ee Soomaaliya (eeg liistada hoose) waxay si dhow ula socdeen dhisiddii golaha baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, doorashadii madaxweynaha ee dhowaan ka dhacday Dowlad Goboleedka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Ku Xgeenka Hirshabelle Oo Gaaray Beledweyne Madaxweyne ku xigeenka dowlad gobaleedka hirshabelle (Yusuf Axmad Hagar dabageed) ayaa maanta si weyn logu so dhaweyay magalada baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan . so dhawynta waxaa ka soo qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Duqa Degmada Gaalkacyo OoLa Kulmay Guddiga Dhismaha Garoonka Cabdullaahi Ciise Duqa degmada Gaalkacyo ayaa la kulmay Guddiga gacanta ku haaya dhismaha Garoonka kubbadda Cagta Cabdulaahi Ciise,kulankan waxaa uu ahaa mid guddiga ay ugu warbixinayeen Gudoomiyaha degmada iyo ku xigeenkiisa shaqada…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Howlgeliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo howl-geliyey Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal ee Maamulka iyo Khilaafaadka ayaa la wadaagay muhiimadda ay leedahay masuuliyaddan taariikhiga ah ee ay…