Ciidamada Xoogga Dalka oo Ka Warbixiyey Howgallo Laga Sameeyey Jubbada Hoose Sheeko:Amniga Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa sheegay ayaa howlgallo saacadii lasoo dhaafay laga fuliyey gobolka Jubbada hooseIN lagu diolay saraakiil ka tirsan Al-shabab, waxaana uu si gaar ah uga… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ballan Ka Baxyada Farmaajo: Jid la Xiraayo Ma Jiraayo”, Dibadbaxyada: Halganka Meeshiisa Haka socdo! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo markii uu murashaxa ahaa waxaa uu balanqaaday arrimo badan, waxaa ka mid ahaa inuu u arkayey in jidadka la xirayo ay u dhiganto caburinta shacabka,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galkacyo oo Kala Xiran, Meydadka oo La Aasayo iyo Dhaawcayada oo Lasoo Qaadayo Waxaa saaka xiran ganacsiga, isku socodka bulshada iyo waxbarashada Koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxaana ka socda diyaarinta aas loo samaynayo dadkii ku geeriyooday qaraxii shalay ka dhacay xili ay socotay soo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga DF oo Sheegtay In Kenya Ay Abaabushay Maleeshiyaad Weerara Beled-Xaawo, Akhriso Qoraalka Qoraal goordhow kasoo baxay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Kenya ay dagaal ka abaabuleyso Gedo aagga Mandheera iyada oo hubeyneysa maleeshiyaad weerara magaalada Balad xaawo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka oo soo Diray Markab Qaadaya Ciidamada Ka Jooga Soomaaliya Tallaabo ku tusineysa sida Mareykanka uga go’an tahay iney ciidamadiisa kala baxaan Soomaaliya, Pentagon ayaa soo diray markab weyn oo ciidamada qaada. Markabkan oo loogu yeero USS Hershel “Woody” Williams ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Wararkii ugu Dambeeyey ee Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxa Galkacyo Ilaa 14 qof oo ay ku jiraan saraakiil ciidan ayaa lagu waramayaa iney ku dhinteen qarax ka dhacay garoonka Cabdullahi Ciise ee magaalada Galkacyo, bartamaha Soomaaliya. Saraakiisha ku dhimatay waxaa…