Maxamuud Xaaji Saalax oo ahaa wasiirkii kaluumeysiga Puntland ayaa istiqaalo u gudbiyey madaxweyne Deni kadib markii uu sheegay iney isku fahmi waayeen shaqada wasaaradda.