Kooxda Galmudug Oo Markii Ugu Horeesay U Gudbay Afar Dhamaadka Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir
Sheeko:Wararka Cayaaraha

Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug ayaa markii ugu horeesay u soo gudubtay rubac dhamaadka tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,waxayna xidigaha Galmudug 2-1 ay kaga badiyeen dhigooda Hirsahbeele oo ay kuwada jireyn Group A
Group A waxaa kasoo gudbay kooxaha Gobolka Banaadir iyo Galmudug,waxaan iskaga haray xidigha Hirshabeele oo labadii kulan ay ciyaareen soo bandhigay ciyaar aad u wanaagsan soona jiidatay taageerayaashooda,balse ka hiiliyay nasiibka iyo in ay u soo gudbaan heerka afar dhamaadka tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020.
Daawo Warbixin Ku Saabsan Dabaal Daga Kooxda Galmudug