Faafaahinno Laga Helayo Qarax Dad Ay Ku Dhinteen oo Ka Dhacay Jubbalada Hoose Sheeko:Amniga Wararka laga helaayo deegaanka gobolka Jubbalada ayaa waxaa ay sheegayaan in caawa uu qarax qabsaday gaari marayey inta u dhaxeyso deegaanka Taabto iyo degmada Dhobley. Gaariga ayaa waxaa la sheegayaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Madaxweyne Qoor-Qoor Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda Iyo Macallimiinta Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa hambalyo dhiiri-gelin u soo diray ciyaartooda iyo macallimiinta kooxda Kubbadda Cagta Galmudug ee marki ulu horeesay gaaray Fiinalaha Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Haweeney Fal Kufsi iyo Dil ah Loogu Geystay Galgaduud iyo Eedeysane Ciidanku Qabteen Wararka aan ka helayno degmada Cabdudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in duleedka degmada uu ka dhacay fal kufsi iyo dil gowrac ah oo loogeystay Hooyo la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Kooxda Gobolka Banaadir Oo Jaratay Fiinalaha Tartanka Maamul Goboleedyada Markii Ugu Horaysay Kooxda Kubbadda Cagta Gobolka Banaadir ayaa gaartay fiinalaha tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,waxayna xidigaha Gobolka ciyaartii Semi-Finalka 3-1 ay kaga badiyeen wiilasha Koonfur Galbeed oo hogaamiyo Macallin Axmed Cabdiraxmaan…
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Doon Kalluumeysi ee Ruushka oo ku Degtay Badda Barents Doony kalluumeeysi oo laga leeyahay dalka Ruushka ayaa ku degtay badda loo yaqaaan Barents xili ay ku jirtay kaluumeeysi, Toddoba iyo toban qof ayaa la waayay maanta oo Isniin ah,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Muddo Xileedkoodu Dhammaaday Oo Barri Meelmarinaya Misaaniyadda 2021-ka Golaha shacabka waqtigoodu dhammaaday ayaa Beri oo Talaado ah oo ay Tar 29 Dec, waxaa ay Kulan ku yeelan doonaan Muqdisho , Ajandaha ayaa waxaa uu yahay. 1. U codeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda oo Shir Ka Dhacaya Garowe Matalayaal U Dirsatay . Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha magaalada Garowe ee xarunta Gobalka Nugaal gaaray wafdi uu hoogaaminayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuled Khadar , halkaas oo uu kaga qeyb galayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdiraxmaan Odawaa oo Deegaanka Dibir Ka Xarig-jaray Ceel-biyood Xildhibaan Cabdiraxmaan Xuseen Maxamed Odawaa wasiirkii hore ee arrimahagudaha federalka Soomaaliya, ayaa deegaanka Dibir oo 30 km u jira degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa uu xariga uga jaray ceel…
1 daqiiqo Sheeko:Ganacsiga Wasiirka Ganacsiga oo kala diray maamulka Rugta Ganacsiga iyo Warashadaha Waxaa goordhow si rasmi ah loo kala diray maamulka rugta ganacsiga iyo warashadaha ee hadda jira iyada oo la magacaabay maamul kale oo KMG ah. Sababta waxa alagu sheegay xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Baarlamaanka Federaalka ah Waa uu Dhacay’, Abuukaate Zakariye Yuusuf Abuukaate Zakariye Yuusuf oo ka tirsan hey’adda xasaradaha ayaa sheegay in baarlamaanka federaalka uu muddo xileedkiisu dhacay, isla markaana aanuu sii shaqeyn karin. AVV. Zakariye oo arrintaas ka hadlaya ayaa…