Dowladda Imaaraadka oo Ku Dhawaaqday ku Dhawaad kun kiis oo Covid-19 ah Sheeko:Caalamka Wasaaradda caafimaadka Imaaraadka Carabta ayaa ku dhawaaqday in la diiwaan galiyay 994 kiis oo ah cudurka safmarka ah ee Covid-19 24-saac ee lasoo dhaafay, taasoo ka dhigan in tirada guud… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Xidigaha Qarniga oo La Shaaciyey, Ronaldo Ayaa Ku Jira Xiddiga kooxda Juventus iyo Portugal Cristiano Ronaldo ayaa hantay abaalmarinta laacibka qarniga21-aad waxaana ku maamuustay Globe Seccer xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday magaalada Dubai…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Garoowe: Axmed Madoobe oo Gaaray iyo Deni oo Soo Dhoweeyey Waxaa goordhaw soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Moobe. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahin Qarax Ka Dhacay Jowhar, Hirshabelle Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle , ayaa sheegaya in halkaasi goordhaw uu ka dhacay Qarax. Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso ayaa waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Banaadir iyo Koonfur Galbeed oo Galabta Ku Madlansan Koonis iyo Wax Weliba oo Ku Saabsan Waxaa galabta garoonka ciyaaraha Eng yariisoow X Koonis ee magaalada Muqdisho, kuwa wada balansan kulan ciyaareed xiisa badan oo u dhaxeeya maamullada Koonfur Galbeed iyo gobalka Banaadir . kulankan oo…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Xaalad Dagaal Ayaa Ka Dhex Bilaabatay Israel iyo Iran Sarkaal Iiraani ah ayaa ka digay in dalkiisu u tixgelin doonto fal cadaawadeed, imaatinka markab gujis ah oo ay Israa’iil leedahay oo gudaha usoo gala biyaha gacanka, halka sarkaal Israa’iil…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda iyo Macallimiinta Galmudug Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid Ayaa Dhanbaal Hambalyo ah Hawada umariyay “Ciyaartoyda,Macaliminta,maamulka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug,isoo sheegay in ay sugayaan koobka oo lagau dajiyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Saddex Qof Lagu Dilay oo Waaberi, Muqdisho Wararka ka imaanaya degmada Waaberi ee Muqdisho ayaa sheegaya in goordhow halkaasi lagu dilay saddex qof. Qof Goobjooge ah oo la hadlay Gobjoog News ayaa sheegay in koox bustooladley ah…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Waa Sidee Aragtida Taageerayaasha Galmudug? Taaageerayaasha Kooxda Galmudug oo intooda badan la hadlay Goobjoog Sports ayaa u mahad celiyay Madaxda,Wasaarada Ciyaaraha iyo Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug wada shaqeynta wanaagsan ay sanadkan sameeyeen,iyagoo sheegay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’iisalwasaare Rooble: Diyaar Ayaan u Ahay Xallinta Tabashooyinka Doorashada Beesha caalamka iyo ururada bulshada rayidka ah ayaa kulan la qaatay ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamaed Xuseen Rooble, waxaana inta badan looga hadlay arrimaha doorashooyinka iyo tabashada. Rooble oo…