Guddoomiye Xasan Shire “Waxaan Ku Faraxsanahay Taariikhda Ay Samaysay Galmudug” Sheeko:Cayaaraha Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug mudane Xasan Axmed Shire ayaa sheegay in sanadkan ay taariikh weyn ka sameeyeen tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,wuxuuna intaa ku daray in… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Suujino “Muqdisho Waxay Dirtay Sawir Qurux Badan” Weriye Saciid Suujino oo ka mid ah rugcadayaasha waxa ka qor arrimaha ciyaaraha Dalka dhawaan ku soo laabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanahay horomarka ay samaynayso…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Gudoomiye Xasan “Waan Dhiirigelinayaa Qabsoomida Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banadir” Guddoomiye Ku Xigeen Somaali Mini Football Xasan Cabdi Goodax ayaa bogaadiyay qabsoomida tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,isagoo guul iyo horomar u rajeeyay dhamaan ciyaaartooyda xirfada wanaagsan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Muddo Xileedkoodu Dhammaaday Ee Shacabka oo Maanta Kulmaya Waxaa maanta kulan isugu imaanaya golaha waqtiga dastuuriga ah ka dhacay ee shacabka iyaga oo ka hadlaya arrimo ay miisaaniyadda 2021-ka ku jirto. Qoraal loo diray Xildhibaannada sii-hayeyaasha ah ee…