Wasiir Axmed Fiqi Oo Hambalyo U Diray Kooxda Galmudug Sheeko:Wararka Cayaaraha Iyadoo Ciyaartooyda Kooxda Galmudug ay sanadkan wacdaro ku soo bandhigeyn tartanka Kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,ayna markii ugu horeesay u soo gudbeen heerka Afar dhamaadka tartankan ayaa… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Axmed Mowliid “Fursad Qaali Ah Ayay Aheyd In Ku Dheelo Dalkayga” Ciyaaryahanka Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug Axmed Mowliid Xuseen Guhaad ayaa sheegay in ay u aheyd sharaf weyn in uu ku ciyaaro Magaalada Muqdisho,isagoo ku dhashay kuna barbaaray Wadanka Finland gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wariyeyaal Lagu Xiray Beledweyn oo Xoriyddooda Dib u Helay Wariye Cabdulqaadir Dulyar iyo Wariye Maxamed Cismaan Makaraan oo lagu xiray magaalada Baladwene ayaa xabsiga laga sii daayey, kadib markiiciidamada ammaanka ay xabsiga dhigeen wariyeyaashaan xalay iyo saaka. Wariye Cabdulqaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Waddada u Dhexeyso Gaalkacyo iyo Hobyo oo Gashay Wajiga 3aad Wajiga seddaxaad ee dhameestirka waddada xiriirisa magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo ayaa waxaa lagu bilaabay si isku tashi ah, waxaana lagu guuleestay 160KM oo u dhaxeysa magaalooyinka Hobyo iyo Ceel Guula,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirrada? Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay magaaklada caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana kulanka shir guddoomainaayey ra’iisalwasaare Maxamed Xuseen Rooble. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay arrimo ay…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xaashi: Farmaajo Awooddiisa Kama Mid Ahan Waxkabedelka Awoodaha Dastuuri ah Guddoomiyaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federalaka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa sheegay inuu Farmaajo xaq u laheyn inuu dib u dhigo wax ka bedelka, dib u eegista iyo meel…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Galmudug Oo Markii Ugu Horeesay U Gudbay Afar Dhamaadka Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Kooxda Kubbadda Cagta Galmudug ayaa markii ugu horeesay u soo gudubtay rubac dhamaadka tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,waxayna xidigaha Galmudug 2-1 ay kaga badiyeen dhigooda Hirsahbeele oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kooxda Galmudug oo Galabta u Gudubtay Afar Dhammaadka Tartanka iyo Wax Weliba oo Ku Saaban Waxaa goordhow garoonka ciyaaraha ee koonis Stadium ee gobolka Banaadir kusoo gabagaboobay ciyaar u dhaxeysay kooxaha Hirshabeelle iyo Galmudug, taas oo qeyb ka aheyd tartanka Maamul gobobeedyada, labada kooxood ayaa …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Puntland iyo Galmudug oo Ku Heshiiyey Iney Dhexdhexaadiyaan Dhinacyada Ku Kala Aragti Duwan Doorashada Dowlad goboleedyada Puntland iyo Galmudug oo maanta madaxdooda ay shir ku lahaayeen magaalada Galkacyo ayaa soo saaray war murtiyeed ay ugu hadlayaa waxyaabaha ay ku heshiiyeen. Labada dhinac ayaa isku…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Axmed Mowliid “Si Wanaagsan Ayaa La Ii Soo Dhaweeyay” Ciyaaryahan Kooxda Galmudug Axmed Mowliid Xuseen Guhaad ayaa Goobjoog u sheegay in Galmudug waqti wanaagsanaa ay ku jirto,ka dib markii ay wacdaro ku soo bandhigeyn garoomada Caasimada Muqdisho,isagoo sheegay in ay…