Galkacyo: Dhimashada oo Gaartay 18 iyo Aaska Meydadka uu Ka Qeybgalay Ra’isul Wasaaraha Sheeko:Arrimaha Amniga Wararkii ugu dambeeyey ee kasoo baxa qaraxii jimcihii ka dhacay Galkacyo ayaa sheegaya in dhimashada ay korortay. Kooxda gurmadka degdega ee Galkacyo waxay arkeen dhimasho 18 ruux ah oo ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Djibouti u Duulay, Akhriso Ajendaha Shirka IGAD Maxamed Cabdullaahi Farmaajo , Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu madaxweeynuhu kaga qeyb geli doono Shir deg-deg ah oo waddamada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hargeisa: Madaxweyne Biixi iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Malawi oo Kulan Yeeshay Muuse Biixi Cabdi, Madaxweeynaha Somaliland ama xafiiskiisa Xarunta madaxtooyada magaalada Hargeysa kulan kula qaatay wafdi uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibadda dalka Malawi Eisenhower Nduwa Mkaka oo safar booqasho ku tegay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga In Ka Badan 5 Qof Oo Ku Dhimatay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Kaaran, Bariga Muqdisho Wararka ka imaanaya bariga Muqdisho ayaa sheegaya in degmada Kaaraan uu ka dhacay dagaal beeleed sababay ku dhowwaad dhimashada 10 qof oo labada dhinac ah. Dagaalkan oo la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kismaayo: Jubbaland Waxay Iska Difaaceysaa Cid Kasta oo Khal-khal iyo Degenaashiyo La’aan Waddo Dowlad goboleedka Jubbaland oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Gedo ayaa sheegay wax ay ugu yeertay faragelinta iyo khal-khalka amni ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka waddo gobolka Gedo ee Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ansixiyey Ajendayaal Dhowr ah Waxaa maanta magaalda Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle ka qabsoomay kulanka golaha wakiillada maamulkas oo ahaa Kalfadhiga 1aad Fadhigiisa 9aad ee golaha, waxaana shir guddoomiye guddoomiye Cabdixakim Luqmaan xaaji…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Xoogga Dalka oo Ka Warbixiyey Howgallo Laga Sameeyey Jubbada Hoose Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa sheegay ayaa howlgallo saacadii lasoo dhaafay laga fuliyey gobolka Jubbada hooseIN lagu diolay saraakiil ka tirsan Al-shabab, waxaana uu si gaar ah uga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ballan Ka Baxyada Farmaajo: Jid la Xiraayo Ma Jiraayo”, Dibadbaxyada: Halganka Meeshiisa Haka socdo! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo markii uu murashaxa ahaa waxaa uu balanqaaday arrimo badan, waxaa ka mid ahaa inuu u arkayey in jidadka la xirayo ay u dhiganto caburinta shacabka,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galkacyo oo Kala Xiran, Meydadka oo La Aasayo iyo Dhaawcayada oo Lasoo Qaadayo Waxaa saaka xiran ganacsiga, isku socodka bulshada iyo waxbarashada Koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxaana ka socda diyaarinta aas loo samaynayo dadkii ku geeriyooday qaraxii shalay ka dhacay xili ay socotay soo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF oo Sheegtay In Kenya Ay Abaabushay Maleeshiyaad Weerara Beled-Xaawo, Akhriso Qoraalka Qoraal goordhow kasoo baxay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Kenya ay dagaal ka abaabuleyso Gedo aagga Mandheera iyada oo hubeyneysa maleeshiyaad weerara magaalada Balad xaawo iyo…