Maxay Ka Wada Hadleen Uhuru iyo Biixi? Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta xarunta aqalka madaxtooyada ee dalkaasi kulan gaar ah kula qaatay wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Kenya oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xoogga Dalka oo Sheegay in Jilib Lagu Dilay Saraakiil Al-shabab ah Ciidamada Kumaandooska xoogga dalka ee Danab ayaa sheegay howlgal dhanka cirka ah oo laga sameeyey gobolka Jubbada dhexe lagu dilay saraakiil ka rtirsan Al-shabab, howlgalka ayaa waxaa uu si gaar…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Khasaare Ka Dhashay Gaari Ku Gubtay Duleedka Gaalkacyo Gaari siday dad rakaab ah ayaa waxaa uu dab ku qabsaday gobolka Mudug, xili uu ku sii jeeday magalaada Gaalkacyo, gaariga ayaana ahaa nuuca loo yaqaano Leylo Calaawi , waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Aweys Aar “Mushaarkayga Ayaan Ku Bixiyaa Horomarinta Kooxda Da’yarta Itaal FC” Agaasimaha Goobjoog TV ahna Maamulaha Kooxda Akadeemiyada Itaal FC Aweys Xaaji Nuur (Aweys Aar) ayaa sheegay in horomarinta dhalinyarada kooxdiisa uu ku bixiyo mushaarkiisa,balse waxa uu sheegay in uu u baahanyahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uhuru iyo Biixi oo Maanta Kulmaya, Akhriso Ajendaha Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Nairobi ay ku kulmaan madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo madaxweynaha Somaliland. Kulanka ayaa imaanaya kadib markii uu axaddii booqasho ku tagay dalkaasi hoggaamiyaha maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Bilaabay Hawlgalka Tallaalka Covid 19, Soomaaliya Baahi Weyn Ayaa Loo Qabaa Dalka Mareykanka ayaa maanta bilaabay hawgalka tallaalka Covid 19, taas oo lagu sheegay tii ugu ballaarneyd dunida, ilaa 20 million ayaa lagu wadaa in bishan ay helaan tallaalkan. Sida wararku sheegayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Kenya Ashtakootay, IGAD oo Ka Fariisan Doonta Cakirnaanta xaaladda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa cirka isku shareertay kadib markii Muqdisho ay si rasmi ah u dacweysay Nairobi. Sida lagu qoray bogga wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hey’adaha Amniga Oo Ka Shiray Ammaanka Doorashooyinka Waxaa maanta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ka furmay shirka guddiga amniga ee doorashooyinka qaran, kaas oo ay ka qeyb galayaan taliyaasha ciidamada booliiska dowaladda dhexe kuwa dowla goboleedyada iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Arrin Baarlamaanka 9-aad Ay Ku Baraarugeen Oo Baarlamaanka 10-aad Ka Gaabiyeen Baarlamaanka 9-aad ayaa sharciga Lr. 20 ee 2016-kii waxaa uu ku meelmariyey labo arrin oo kala ahaa dib u eegista qabashada aftida dastuuriga ah iyo xilheynta baarlamaanka federaalka ah. Sharcigaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xasan Sheekh Oo Farmaajo iyo Labada Aqal ee BF ugu Baaqay In Dalka Aanu Dastuur La’aan Noqon Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qoraal uu soo saaray waxaa uu baaq ugu diray madaxweyne Xasan Sheekh iyo labada gole ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya,…