Madaxweyne Qoor Qoor Oo Kulan La Qaatay Kooxda Galmudug Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ iyo mas’uuliyeen kale oo ka tirsan goleyaasha Dowladda Fedraalka,Dowladda Goboleedka Galmudug, Maamulka Caasimadda iyo saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Galmudug ayaa kulan dhiiri-gelin ah la… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Khasaare Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Gaalkacyo Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa qarax saaka ka dhacay xarunta dowladda hoose ee magaalada Gaalkacyo ee Galmudug, qaraxa ayaa ahaa miino oo la geliyey Haan qashinka lagu shubo oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Kama Wada Bixi Doonno Soomaaliya Inkasta oo dowladda Mareykanka ay go’aan ku gaartay in bilowga 2021-ka ay saareyso ilaa 700 askari oo ciidanka dhulka ah oo ka joogay Soomaaliya hadana wararka qaar ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ibraahim Aadan Najax Oo Loo Magacaabay Wasaaradda Ciyaaraha & Dhalinyarada Koonfur Galbeed Madaxweynaha maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa loogu magacaabay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Guddoomiyihii hore Gobolka Shabeellaha Hoose mudane Ibraahim…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Carabta oo Dalalka Dariska La Ah Soomaaliya uga Digay Faragelinta Doorashada Bayaan sabtidii kasoo baxay baarlamaanka carabta ayaa looga digay dalalka dariska la ah Soomaaliya iyo kuwa gobolkaba iney farageliyaan doorashada. Qoraalka oo lagu sheegay bayaan kasoo baxay kulanka baarlamaanka carabta…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka oo Waxkabedel Ku Sameeyey Mudddo Xileedka BFS Guddoomiyaha golaha shacaka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh oo kulankii maanta ee golaha ka hadlay ayaa sheegay in golaha shacabka uu wax ka bedel uu maanta ku sameeyey…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xeer Ilaaliyaha oo Warbaahinta u Digay iyo SJS oo Cambaareysay, Kuna Sheegtay Hanjabaad Xeer ilaaliyaha guud Suleymaan Maxamed oo khamiistii hadlayey ayaa uga digay warbaahinta Soomaaiyeed wararka kicinta iyo beegsiga ah isaga oo sheegay iney welwel ka qabaan “In maalmahan si qaldan loo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Som United Oo Qalab isboorti Ku wareejisay Akadeemiyada Itaal Kooxda Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa gab isboorti ku wareejisay akeedimiyada Itaal FC ee ka dhisran Magaalada Muqdisho,waxaana howshan bilaaw u tahay wada-shaqeyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare-ukaca Ganacsiyada ay Haweenka Soomaaliyeed Hoggaamiyaan Sidee ayuu u Kaabaa Dhaqaalaha Dalka? Haweenka waxaa loo tixgeliyaa in ay ka mid yihiin hal-abuurayaasha ugu korista badan adduunka. Haddana waxaa la isku raacsan yahay in hal-abuurka iyo ganacsiyada haweenka ay muhiim u yihiin horumarka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Musharraxiinta oo La Kulmay Xubnaha BF Ugu Jira Somaliland Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho kulan uga furmay golaha midowga Musharraxiinta, qaar kamid ah siyaasiyiinta iyo xildhibaanno labada gole ah oo kasoo jeeda gobalada Waqooyi ee Somaliland. Shirka oo uu…