Kabtanka Ciidanka Hindiya oo Lagu Soo Oogay Inuu Saddex Nin Ku Dilay Dooxadda Kaashmiir Sheeko:Wararka Caalamka Kabtan ciidan oo ku sugan dhulka lagu muransanyahay ee Jammu iyo Kashmir ayaa lagu soo eedeeyay dil, afduub iyo shirqool dambi kadib toogashada lagu dilay seddex nin oo reer Kashmir… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Wiish “Hambalyo Dhamaan Bulshada Caasimada” Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir Xasan Yabarow Wiish ayaa soo dhaweeyay guusha taariikhiga ay ciyaartooyda Gobolka Banaadir u soo hooyeen Caasimada,ka dib markii kowaad ay gaareyn fiinlaha tartanka Kubbadda Cagta Maamul…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso : Ajendaha Shirka Garowe ka Furmaya Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa waxaa maanta ka furmaya shirkad sanadlaha ah ee machadka daarasaadka arrimaha siyaasadda ee Heritage , kaas oo sanadkan lagu qabanayo Garowe. Garowe ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warar Dheeraad Ah oo Kasoo Baxay Qarax Ka Dhacay Jubbada Hoose Ugu yaraan 9 qof oo ay ku jiraan cunug yar iyo haweeney ayaa la sheegayaa iney ku dhinteen qarax miino oo haleeley gaari shacab oo marayey Jubbada hoose. Qaraxa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Muddo Xileedkoodu Dhammaaday Oo Meelmarinaya Misaaniyadda 2021-ka Golaha shacabka waqtigoodu dhammaaday ayaa maanta oo Talaado ah oo ay Tar 29 Dec, waxaa ay Kulan ku yeelan doonaan Muqdisho , Ajandaha ayaa waxaa uu yahay. 1. U codeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo Joojiyey Doorasho Gaalkacyo Lagu Qaban Lahaa Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa amar ku bixiyey joojinta doorasho ay qabsanrabeen dad barakayaal ah oo ku sugan Gaalkacyo, sida lagu cadeeyey qoraal uu soo saara…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faafaahinno Laga Helayo Qarax Dad Ay Ku Dhinteen oo Ka Dhacay Jubbalada Hoose Wararka laga helaayo deegaanka gobolka Jubbalada ayaa waxaa ay sheegayaan in caawa uu qarax qabsaday gaari marayey inta u dhaxeyso deegaanka Taabto iyo degmada Dhobley. Gaariga ayaa waxaa la sheegayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Qoor-Qoor Oo Hambalyo U Diray Ciyaartooyda Iyo Macallimiinta Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa hambalyo dhiiri-gelin u soo diray ciyaartooda iyo macallimiinta kooxda Kubbadda Cagta Galmudug ee marki ulu horeesay gaaray Fiinalaha Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Haweeney Fal Kufsi iyo Dil ah Loogu Geystay Galgaduud iyo Eedeysane Ciidanku Qabteen Wararka aan ka helayno degmada Cabdudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in duleedka degmada uu ka dhacay fal kufsi iyo dil gowrac ah oo loogeystay Hooyo la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Gobolka Banaadir Oo Jaratay Fiinalaha Tartanka Maamul Goboleedyada Markii Ugu Horaysay Kooxda Kubbadda Cagta Gobolka Banaadir ayaa gaartay fiinalaha tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,waxayna xidigaha Gobolka ciyaartii Semi-Finalka 3-1 ay kaga badiyeen wiilasha Koonfur Galbeed oo hogaamiyo Macallin Axmed Cabdiraxmaan…