Maxamuud Culusow “Madaxweyne Farmaajo Wuu Ku Xadgudbay Karaamada Weriye Cabdicasiis Gurbiye “ Sheeko:Arrimaha Amniga Maxamuud Maxamed Culusow oo horey u soo noqday Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku xadgudbay karaamada Weriye Cabdicasiis Gurbiye , sidaas darteedana laga rabo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxamuud Culusow “ Madaxweyne Farmaajo Wuxuu Damacsan Yahay In Uu Fashiliyo Wajiga Labaad Ee Shirka Dhuusmareeb ” Maxamuud Maxamed Culusow oo horey u soo noqday Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu damacsan yahay in uu fashiliyo wajiga labaad ee Shirka Dhuusmareeb kaas…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun ku Riday Xudeyfa Daa’uud Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku ridday Xudeyfa Daa’uud Yuusuf, kaas oo laamaha ammaanka ay qabteen 25-kii bishii Nuvembar, sanadkii tagay 2019-ka, waxaana loo haystaa inuu ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wafdi Hordhac u ah Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Dhuusamareeb Wafdigaan oo hordhac u ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu hor kacayay agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya Cabdoinuur Maxamed Axmed ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad goboleedka Galmudug. “Dhuusamareeb…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Madaxweyne Rouhani: COVID-19 Waxa uu Soo Ritay 25 Milyan oo Qof Gudaha Iran Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani ayaa Sabtida maanta ah sheegay in 25 milyan oo reer Iran ah uu ku dhacay cudurka COVID-19, iyadoo 35 milyan oo kalana ay halis ugu jiraan…
5 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Villa Somalia: Khilaafka labada Aqal ee BFS Iyo Saamileyda Siyaasadda Ma Farsamo Xumo Mise Hoggaan Xumo. Soomaaliya waxay wajaheysaa xilli doorasho waxaana dhow muddo xileedka hay’adaha dastuuriga ah ee dalka, dadweynaha iyo saamileyda siyaasadda waxay sugayaan qorshaha doorashada iyo mowqifka hoggaanka talada haya. Guddoomiyaha guddiga doorashooyinga…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Warbixin-Umul Imtixaanka Dugsiga Sare Ku Gashay Isbitaalkii Ay Ku Dhashay Shamso Maxamed oo Umul ah ayaa Imtixaanka Dugsiga Sare ee Dowladda ku gashay saakay Isbitaal ku yaalla magaalada Muqdisho oo ay dhawaan ku dhashay, xilli maanta loo fariistay imtixaanka shahaadiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sawirro: Sida Madaxweyne Madoobe Loogu Soo Dhoweeyey Cadaado Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta oo Sabti ah booqasho ku tagay Magaalada Cadaado ee Dowlad goboleedka Galmudug. Madaweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa siweyn garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Howlgallo Laga Sameeyey Boosaaso oo Lagu Qabtay Xubno Daacish ah. Taliska ciidamada booliska gobolka Bare ee Puntlland ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen rag la sheegay in ay tirsan yihiin ururka Daacish ee fariisimaha ku leh buuraleyda Calmiskaad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Da’yarada Kooxaha Midnimo Iyo Fanka Oo Muqdisho Ku Yeeshay Kulan Ciyaareed Saaxiibtinimo Da’yarada kooxaha Midnimo iyo Fanka ayaa ciyaar saaxiibtinimo iyo is barasho ku yeeshay Magaalada Muqdisho waxaana kulankan soo abaabulayay maamulka Midaynta oo u i staagay dhiirigelinta iyo kor u qaadida…