U bood dhigaalka

Maxamuud Culusow “Madaxweyne Farmaajo Wuu Ku Xadgudbay Karaamada Weriye Cabdicasiis Gurbiye “

Sheeko:Amniga

Maxamuud Maxamed Culusow oo horey u soo noqday Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu ku xadgudbay karaamada Weriye Cabdicasiis Gurbiye , sidaas darteedana laga rabo in uu bixiyo magdhaw ”

Goobjoog News