Muuqaal:- Aqalka Sare Oo Waxba Kama Jiraan Ku tilmaamay Qaraarkii Golaha Shacabka Ee Matalaadda Gobolka Banaadir Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoonka Aqalka Sare ayaa sharci darro ku tilmaamay qaraarkii Golaha Shacabka ee Matalaadda 13- senetor Gobolka Banaadir Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Go’aanadii Ka Soo Baxay Aqalka Sare Goobjoog… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka Sare Oo Dalbaday In Lasoo Marsiiyo Shuruucda Ka Soo Gudba Golaha Shacabka Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa soo jeediyay in shuruucda golaha shacabka uu ansixiyey la soo marsiiyo aqalka sare sida uu qabo dastuurka,kaddib warsaxaafadeed …
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Dowladda Kenya oo Mudda Sanada Dib u Dhigtay Imtixaanada Dugsiyada Sare Ee Dalkaasi Wasiirka Waxbarashada Kenya, George Magoha ayaa maanta oo Salaasa ah ku dhawaaqay in imtixaanka Qaranka dalkaasi, aanu qabsoomaynin sanadkan sababa la xiriira cudurka saf-marka Covid-19 oo dadka uu ku dhacayo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawada Hadleen Guddoonka Aqalka Sare iyo Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh? Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ahna guddoomiyaha xisbiga UPD ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay guddoonka golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ee Soomaaliya. Kulanka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka FESOJ oo Taageertay Ishor istaagga Qareennada Gurbiye ee Kiiska Villa Somalia FESOJ ayaa taageertay ishor istaagga ay dalbadeen qareennada kiiska weriye Cabdicasis Gurbiye tifaftiraha guud ee Goobjoog Media Group. “ Waxaan ku baaqeynaa in la laalo eedeymaha ka dhanka ah Cabdicasis…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Shirkada Dp World Oo Agab Caafimaad Ku Wareejisay Somaliland Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa agab caafimaad ka gudoomay shirkada Dubai Ports World (Dp World) ee dalka Imaaraatka Carabta. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Agabka Caafimaad…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni Oo Ka Warbixiyay Shirka Dhuusamareeb Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa sharaxaad ka bixiyay shirka Dhuusamareeb ku dhexmaraya madaxda Maamul Goboleeydada. Halkan Ka Daawo Madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni Oo La Hadlay Warbaahinta
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamada Gobolka Banaadir oo dib u dhigtay go’aan gaarista eedeyn aan sal laheyn oo loo soo jeediyay Weriye Gurbiye Maxkamada Gobolka Banaadir oo dib u dhigtay go’aan gaarista eedeyn aan sal laheyn oo loo soo jeediyay Weriye Gurbiye Halkan Ka Daawo Warbixiin Ku Saabsan Kiiska Weriye Cabdicasuus Axmed Gurbiye
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dr Xasan Sheekh “Muwaadiniinta Soomaaliyeed waa in ay ogaadaan in qof kasta uu cabiri karo ra’igiisa isaga oo dhowraya Dastuurka Dalka ” Dr Xasan Sheekh “ Muwaadiniinta Soomaaliyeed waa in ay ogaadaan in qof kasta uu cabiri karo ra’igiisa isaga oo dhowraya Dastuurka Dalka ” Halkan Ka Daawo Hadal Uu DR.Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Abuukaate Daahir Carab“Eeddii laga keenay Weriye Cabdicasiis Gurbiye waxaan ku sameynay Is-hortaag sharciga waafaqsan ’’ “Eeddii laga keenay Weriye Cabdicasiis Gurbiye waxaan ku sameynay Is-hortaag sharciga waafaqsan ’’ Sidaas waxa saxaafadda u sheegay Abukaate Daahir Carab. Halkan Ka Daawo Hadal Uu Abuukaate Carab Ka Jeediyay Maxkamada…