Wasiir Fiqi oo Tababar u Furay Ciidamo Kamid Noqonaya Daraawiishta Galmudug Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka amniga gudaha ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa tabar u furay askar kamid noqoneyso Daraawiishta Galmudug, kuwaas oo lagu xareeyey xerada Dhaan Karoone ee duleedka degmada Gelinsoor. Wasiirka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni Oo Amarro Ka Soo Saaray Deegaameynta Dhulka Madaxweynaha dowlad gooboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa war ka soo saaray deegaameenta laga sameeyo dhulka daaqsimeedka, waxaana uu faray laamaha amniga in ay joojiyaan dhismayaasha nuucaas ah. Qoraal ka…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada oo Soo Saartay Jadwalka Imtixaanka Dugsiga Sare Wasaaradda waxbarada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumaadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare, kaas oo la filaayo in uu bilowdo 18- june 2020-ka, waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in y kulan ku yeeshaan xarunta Villa Hargeysa ee maagalada Muqdisho. Ajandaha kulanka golaha ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxay Kawa Hadleen Guddoomiye Mursal iyo Madaxdii Hore Ee Dalka Guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta kulan kula qaatay magalada Muqdisho madaxweynayaashii hore ee dalka madaxweyne Shariif Kheikh Axmed iyo madaxweyne Xasan Sheikh…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub oo Agab Caafimaadka Soo Gaarsiiyey Soomaaliya Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya Abiikar Nuur, ayaa maanta oo Axad ah guddoontay kaalmo caafimaad oo 14.5 tan oo ah agab lagu xakamaynayo faafidda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Amniga Galmudug Oo Cadaado Kula Wareegtay Hub iyo Maleeshiyaad Wasaaradda Amniga Gudaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta hub, gawaari dagaal iyo maleeshiyadii saarneed kula wareegay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud, taas oo qeybka ah qorsha wasaaradda ee uruurinta maleeshiyaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Oo Bilowday Dhegeysi Dacwad Askari Horay Dil u Geystay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta bilowday dhageysiga eed ka dhan ah Askari Ciidanka Booliska Soomaaliya oo Isgoyska Ceel-gaabta ee Muqdisho si bareer ugu dilay Nin Odey halkaas ku lahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo Ka Haday Dilka Xildhibaan Ka Tirsanaa Maamulkaasi Guddoomiyaha Baarlamaanka ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa ka hadalay dil maanta loo geystay xildhibaan ka tirsanaa maamulkaas, oo gari uu saarnaa lagala dagay kadibna la dilay. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhismaha Wadada Isku Xirto Magaalada Baladweyne iyo Jento Kundisho oo La Bilaabay Waxaa saaka si habsami leh u bilowday dhismaha wadada isku xirta Beledweyne ilaa jento kundisho taasi oo bur bur xoogan u geysteen fatahaadihii kusoo laalabtay sanadihii dambe magalada Mashruuca dhismaha…