U bood dhigaalka

Wasaaradda Waxbarashada oo Soo Saartay Jadwalka Imtixaanka Dugsiga Sare

Luuliyo 6, 2020

Wasaaradda waxbarada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumaadda federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay jadwalka Imtixaanka Shahaadiga ee dugsiyada sare, kaas oo la filaayo in uu bilowdo 18- june 2020-ka, waxaana uu ku egyahay 22-june 2020-ka.

Halkaan Ka Akhriso

No photo description available.

Image may contain: text

Goobjoog News