Madaxweyne Qoorqoor oo Lagu Soo Dhoweeyey Guriceel+Sawirro Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo uu hoggaaminaayo oo maalmaahan safar ku maraayey gobolka Galgaduud ayaa siweyn loogu soo dhoweeyey magaalada Gericeel. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlay Kulanka Golaha Wakiillada Puntland? Kulanka golaha wakiillada dawladda goboleedka Puntland, uu shir-guddoomiyey guddoomiyaha golaha DPL Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan, Guddoomiye ku xigeennadiida ka 1aad iyo 2aad ayaa ka qabsoomay magaalada Garowe. Fadhiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Qarax Ka Dhacay Baydhabo Waxaa warar kala duwan ay ka soo baxayaan qarax maanta ka dhacay duleedka magalada Baydhabo, waxaana ka dhashay khasaare kala duwan soo gaaray dad shacaba ah. Qaraxa ayaa ahaa miinada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo Baaq Kasoo Saartay Dib u Furista Duullimaadyada Soomaaliya Ha’yadda Caafimaadka Adduunk (WHO) ayaa ugu baaqday dowladaha Afrika inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan xilli Dalal kala duwan oo ka tirsan Qaaraadda ay dib u fureen duulimaadyada. WHO ayaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Madaxweyne Deni oo Daah-furay Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Deegaannada Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntlnad Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ka daah furay imtixaanka shaadiga ah arday dugsiyada dhexe iyo sare ee deegaannada Puntland. Qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Laftagareen oo Xilka Ka Qaaday Wasiirka Warfaafinta Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa xilkaqadis ku sameyey wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta wulshada isagona xubno kale oo cusub u Magacaabay wasaaradda. Halkaan Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amnesty International: Dowladda Soomaaliya waa Iney Degdeg Usii Deysaa Weriye Abuuja Amnesty International ayaa waxaa soo saartay qoraal ay ku sheegtay walaaca ay qabto xariga weriye Maxamed Cabdiwahab Abuuja iyaga oo dowladda federaalka ah ugu baaqay in si shuruud la’aan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo:-Faah faahin Qaraxii Ka Dhacay Afaafka Hore Ee Dekadda Muqdisho Faah faahin dheeri ah ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay Xarunta Ilaalada Canshuuraha degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho,Waxaana inta la xaqiijiyey ku geeriyooday hal ruux, kaas oo ahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Amniga Galmudug oo Hub iyo Ciidan Kula Wareegtay Balanballe Madaxwynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor”, madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo wasirka amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa oo goobjoog ka ahaa wareejinta hub…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahin Qarax Saaka Ka Dhacay Afaafka Dekadda Muqdisho Waxaa faahfaahin dheeraad ah laga helayaa qarax saaka ka dhacay afaafka hore ee dekadda magaalada Muqdisho, kadib markii gaari lagu weerar laanta canshuuraha oo ka soo horjeeda dekadda, warar ka…