Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa xilkaqadis ku sameyey wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo wacyigelinta wulshada isagona xubno kale oo cusub u Magacaabay wasaaradda.
Halkaan Ka Akhrso

Goobjoog News