Somaliland Oo Guulo Ka Sheegatay Dagaalkii Dhexmaray Ciidamadooda Iyo Kuwa Puntalnd Sheeko:Arrimaha Amniga Iyada oo maanta gobalka Sanaag ay ku dagaalameen ciidamo ka kala tirsan maamulada Soomaaliland iyo kuwa Puntland ayaa dagaalkaasi waxaa guulo ka sheegtay ciidanka mileteriga ee maamulka Soomaaliland. Qoraal ka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Gobalka Sanaag Ku Dhexmaray Ciidamada Soomaaliland Iyo Kuwa Puntland Wararka aan ka helayno gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in gobolkaasi ay ku dagaalameen ciidamo kala taabacsan maamulada Soomaaliland iyo kuwa Puntland, waxaana dagaalaasi ka soo baxaya warar kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bari: Ganacsiga Magaalada Boosaaso Oo Maanta Xiran Wararka aan ka helayno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxa ay ku waramayaan in ganacsiga magaaladaasi uu maanta yahay mid gabi ahaana xiran oo aan shaqeynayn. Ganacsatada magaaladaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxaya Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ay Ku Sugnaayeen Ciidamo Kenyaan Ah Waxaa warar dheeraada ay ka soo baxayaan weerar lagu qaaday saldhig ay ciidamada Kenya ku lahaayeen meel u dhaw magaalada Gaarisa ee gobalka waqooyi Bari ee dalkaasi. Weerarkan ayaa la…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Beesha Caalamka Oo Ku Baaqday In Doorashada Soomaaliya Waqtigeeda Lagu Qabto Warsaxaafadeed ka soo baxay beesha caalamka ayaa waxaa lagu dalbaday in doorashada ka qabsoomi doonta gudaha Soomaaliya waqtigeeda lagu qabto. Warsaxaafadeedkan oo ay si wadajira u soo saareen saaxiibada taageera…
2 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Goodax: Gobolka Banaadir waa Inuu Maamulaa Waxbarashadiisa Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadd federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta waxaa uu ka hadlay hannaanka guud ee waxbarashada gobalka Banaadir iyo dadaalka wasaardda ugu jirto hormarinta waxbarashada gobalka. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Degdeg: Madaxweynihii Hore Ee Masar Oo Geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Qaahira ee dalkaasi. Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday da’da 91-sanno jir. Madaxweyne Xusni ayaa awood miletari…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo DF Ku Eedeysay Amni Xumada Gobalka Gedo Ka Dib Dilal Ka Dhacay Gobalkaasi Xildhibaano ka tirsan dowlad goboleedka Jubbadland islamarkaana u waramay Goobjoog News ayaa waxa ay eedeyn kulul u jeediyeen madaxda u sareysa dalka sida madaxweyne Farmaajo iyo ra’isulwasaare Kheyre. Mudanayaashan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gedo: Saddex Guddoomiye Oo Lagu Dilay Degmada Baardheere Wararka aan ka helayno degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in xalay degmadaasi lagu dilay ilaa iyo seddex guddoomiyo waaxeed, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan. Gaashanle Cabdi…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ayaa Dhagax Dhigay Garoonka Waamo Ee Jubaland Taageerayaasha kooxaha kubbadda cagta Jubaland ayaa dhib weyn ku qabay daawashada tartamo kala duwan ee lagu qabto garoonka Waamo waxaana cabashada ay qabeyn dhallinyarada iyo bahada ciyaaraha ka jawaabaya madaxda…