Ciidamada Ammaanka Puntland oo Howlgallo Kawada Boosaaso Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada ammaanka magaalada Boosaso oo howlgallo kala duwan ka wada xaafadaha magaaladaasi, ayaa sameeyey hub aruurin, waxaana howlgalka iska kaashanaayey ciidamada PSF Puntland iyo kuwa PMPF. Taliska Booliska gobolka Bari… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Xukuumadda Itoobiya oo Guulo Ka Sheegatay Dalgaalka Gobolka Tigray Dowladda Itoobiya ayaa guulo waxaa ay ka sheegatay dagaalka gobolka Waqooyiga dalkaas, waxaana ay durgayaan magaaliyin gobolka waxaa xoogaga u daacad ah maamulka gobolkaas ee TPLF, ka qabsadeen magaalada Adigrat. Maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirka Musharaxiinta oo Maalintii Labaad Galay, Kulankii Koowaad Maxaa Looga Hadlay? Waxaa magaalada Muqdisho maalintii labaad ka socda shirka wadatashiga Musharaxiinta madaxweynaha dalka, waxaana shirka ka qeyb galayo Mushaxiin ku dhow ilaa 15 musharax, waxaana shirkoodo ku egyahay maalinta bari. Daahir…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Xuska Maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo Muqdisho Lagu Qabtay Waxaa maanta magaalada Muqdisho laga xusay maalinta macallinka Soomaaliyeed oo ku beegan 21 Nuvember, waxaana jirtay munaasab lagu weynaynaayey xuskaas oo maanta ka dhacday magaalada caasimadda ah, sanadkii 1974-tii bishii…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Cabdi Xaashi oo Soo Saaray Guddigga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi Guddoomiyaha golaha aqalka ee Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta magacaanbay guddiga doorashooyinka xildhibaannada gobolada Waqooyi, xubnahaan ayaa ka kooban ilaa 8 xubnood oo qaban doona doorashada (X )…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xildhibaan Cali Afgooye ” Is Badal Muuqda Ayuu Wasiir Xamse Saciid Ku Sameeyay Wasaaradda Ciyaaraha” Xildhibaan Cali Sheekh Cabdullahi (Cali Afgooye) oo ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa bogaadiyay da’daalada iyo badalka muuqda uu Wasiir Xamse Saciid Xamse ku samayeeyay Wasaarada Ciyaaraha iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirkii Wadatashiga Murashaxiinta Madaxweyneyaasha oo furmay, Akhriso Magacyada Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka furmay shirka wadatashiga musharaxiinta madaxweynaja dalka, kaas oo socon doono muddo sedex maalin ah, waxaana lagu wadaa in looga hadlo arrimaha dalka iyo doorashoooyinka. Murashaxiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ardey Soomaaliyeed oo Ku Go’doonsan Gobolka Tigray Dagaaladda socday gobolka Tigreyga ee dalka Itoobiya ayaa saameeyey ardey badan oo Puntland iyo Soomaali ah oo dalkaasi wax ka barata. Ardaydaas ayaa waxaa ay isugu jiraan Itoobiyaan Soomaali iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ururka Midowga Africa oo Magacaabay Ergo Xalisa Colaadda Itoobiya Ururka Midowga Africa ayaa isku dayaya in xal waara laga gaaro xiisadda ka taagan Waqooyiga wadanka Itoobiya gobolka ku yaalla, halkaas oo ay isku hayaan dowladda federaalka ah iyo ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Amniga Galmudug oo Xaliyey Xiisad Ka Taagneyd Xadka Mudug iyo Galgaduud Ciidamada Galmudug oo kaashanayo ciidamada Booliska iyo xoogga ee federaalka ayaa ku guuleystay xalinta xiisad maalmihii dambe ka taagneyd deegaanka Baxdo Gaabo iyo Wanakiir oo xadka labada Gobol ee Mudug.…