Golaha Shacabaka oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Beeraha Soomaaliya Sheeko:Baarlamaanka Xidhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey sharciga Beeraha Soomaaliya, kaas oo horay u soo gudbisay wasaaradda beeraha. Xildhibaannada ayaa maanta kulankoodii akhrinta akhrintii 3-aad, waxaa ay … 1 daqiiqo
8 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Heritage oo Ku Talisay In La Kala Diro Guddiga Doorashada, Lana Dhiso Guddiyo Ka Madaxbannaan DF iyo DG Hey’adda maxaliga ah ee ka faaloota siyaasadda ee Heritage ayaa faallo ay soo saartay waxaa ay uga digtay ku adkeysiga guddiyada magacaaban ee doorashooyinka labada heer ee federaalka ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Amnesty International: Xasuuq Ayaa Ka Dhacay Gobolka Tigray-ga Hey’adda Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay waxaa ay ku sheegtay in xasuuq ka socdo gobolka Tigray. Boqolaal ayey hey’addani sheegtay in la tooreeyey ama xataa la jarjaray magaalada …
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddi Loo Magacaabay Saameyntii COVID-19 Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddiga baarista saameynta xanuunka Corona uu ku yeeshay dalka oo dhinacyo ka duwan ah. Guddigaan oo ka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxaa Ka Socda Golaha Shacabka? Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaaka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Ajandaha kulanka ayaa waxaa uu yahay in golaha ay akhrinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukuumadda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Hannaanka Doorashooyinka Iyo Amniga Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Mudane Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa ka warbixiyey halka ay marayaan howllaha doorashooyinka, isagoo tilaamay in Xukuumaddu ay ku taagan tahay fulinta qodobada heshiiskii ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse “Garoomada Ciyaaraha Dalka Wax Ka Qabasho Ayay U Baahanyihiin” Wasiir Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamsa iyo mas’uuliyeen ka tirsan Xiriirada kala duwan ee dalka ayaa booqasho kala duwan ku tagay garoomada ciyaaraha dalka,waxayna arintan qeyb ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Warsame “Wasiir Xamse Saciid Waxaan Ka Rajaynayaa Inuu La Yimaado Is-badal Muuqda” Guddoomiyihii Hore Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug Cabdifataax Cabdullahi Warsame ayaa sheegay in ay tahay talaabo horay loo qaaday,magacaabista Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse,isagoo sheegay in ay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Duraan Faarax Oo Amaanay Waxqabadka Guddiga Olombikada Soomaaliyeed Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya mudane Duran Faarax ayaa maanay wax qabadka iyo horomarka ay gaareen Guddiga Olomikada Soomaaliyeed ee (NOCSOM). Duran Faarax ayaa horay u soo noqday Xoghayaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Mar Kale Ka Socda Dagaal Mar Kale Ka Socda Huldooyaale, Mudug Mudug Warar ay goordhow heshay Goobjoog News ayaa sheegaya inuu dagaal ka socdo deegaanka Huldooyaale oo ka tirsan Camaaro ee gobolka Mudug, Galmudug. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la…