Dhismaha Wajiga Koowaad Ee Dekadda Hobyo oo Biloday Sheeko:Dalka Magaalo xeebeedka hobyo ayaa waxaa ka socda dadaalo ladoonayo in lagu dhiso dakada magaalada hobyo oo ay wadaan madaxda maamulka galmudug iyo qaybaha bulshada magaalada iyo Ganacsatada kasoo jeeda Galmudug.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Khasaare Dhaliyey oo Ka Dhacay Kismaayo iyo Howlgallo Ka Socda Magaalada Ciidamada ammaanka magaalada Kismaayo ayaa saaka howlgallo ballaaran waxaa ay ka wadaan magalaada, waxaana howlgalka ka qeyb qaadanaayo ciidamada booliiska iyo kuwa nabad sugidda maamulka Jubbalan. Howlgalkaan ayaa waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ammaanka Magaalada Jowhar oo Siweyn Loo Adkeeyey Waxaa saaka siweyn loo adkeeyey ammaanka guud ee magaalada Jowhar ee caasim,adda dowlad goboleedka Hirshabeelle, halkaas uu ka socdo dhismaha maamulka Hirshabeelle, waxaana uu marayaa heer gaban gabao ah. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Liiska Tartamayaasha Madaxweynaha iyo Ku-xigeenkiisa Ee Hirshabeelle Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Hishabeelle ayaa maanta shahaadooyinka aqoonsiga guddoonsiiyey murashaxiita u taagan hoggaanka sare ee maamulkaasi madaxwweynaha iyo ku-xigeenka. Murashaxiita maanta guddoomay shahaadooyinka ayaa ah shan musharrax,…
5 daqiiqo Sheeko:War 4 Sababood Oo Cali Guudlaawe U Noqon karo Qoorqoorka &Turxaan-bixiyaha Hirshabelle Arbacada, 11 Nofeember, 2020 waa Maalinta ay golaha wakiilada Hirshabelle dooranayaan Madaxweynaha Hirshabellada ee xiga. Waa maamulka ugu da’da yar Dowlad Gobaleedyada uguna hooseeya heerka dhismaha marka la fiiriyo Dowlad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qalalaasaha Itoobiya: Berhanu Jula oo Laga Dhigay Taliyaha Ciidanka, Abiy oo Ceyriyey Madax Sare Xilli ay dagaallo ka socdaan Itoobiya maalintii 6-aad ayaa ra’isul wasaaraha Itobiya Abiy Axmed waxaa uu axaddii shaqada ka ceyriyey taliyihii ciidamada qalabka siday, wasiirkii arrimaha dibadda iyo madaxii sirdoonka,…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Nuune Haashim “Ku Soo Biiritaanka Elman Waa Shaqo Adag,Waase Ku Faraxsanahay In Aan Ka Mid Noqdo” Ciyaaryahankii hore Kooxda Horseed Nuune Haashim ayaa ku biiray naadiga kubadda cagta Elman,isagoo sheegay in aad u jeclaa kooxda jaalayaasha ee Elman. “Waa ku faraxsanahay in aan xerta maaliyada Elman,waa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Twitter-ka oo Shaqo Ka Qabtay Trump, Waxaa uu Caalaamayey, Lana Socdaa Qoraallada Madaxweynaha Shirkadda Twitter-ka ayaa calaamadeysan qaar ka mid ah qoraallada uu bartaas ku baahiyo madaxweynaha Mareykanka Trump. Afhayeen u hadlay shirkadda Twitter-ka ayaa sheegay in qoraallada la calaamadeeyey ay ku jiraan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uul Lagu Dhaawacay Baardheere iyo Howlgal Dad Lagu Soo Qabtay Ciidamada ammaanka magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay degmada ka sameeyeen howlgallo, kadib dhaawac halkaasi mas’uul loogu geystay. Howlgalkaan ayaa yimid kadib markii habeenimadii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xoogga Dalka oo Sheegay in ay Sarkaal Shabab ah Lagu Dilay Jubbada Dhexe Ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in howlgal laga fuliyey Jubada dhexe lagu dilay sarkaal ay sheegeen inuu ka tirsanaa Al-shabab iyo ilaalo la socotay, howlgaan ayaa ka dhacay sida la…