Cumar Cali “Reer Uganda Way Soo Dhawaynayaan Wasiir Xamse Saciid Xamsa” Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiyaha Ururka kubbadda cagta Dalka Uganda Mr.Cumar Cali iyo saaxiibadiisa ayaa soo dhaweeyay una soo hambalyeeyay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya Xamse Saciid Xamse,iyagoo u rajeeyay guul iyo horomar inta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Joe Biden oo Qarka u Saaran Guusha Doorashada Mareykanka, Akhriso Sababta Inkasta oo ay weli socdaan tirinta codadka ee tartanka madaxtinnimada Mareykanka hadana waxaa inta la tiriyey codadka ku horeeya murshaxa dimoqoraadiga ah, madaxweyne ku xigeenkii Mareykanka Joe Biden. Popular vote:…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Guddiyada Doorashada Dadban ee Maamul Goboleedyada Qaar oo La Magacaabay Waxaa saacadihii tagay la magacaabay guddiyo kala duwan oo dowlad goboleedyada ay u xil saareen qabashada doorashooyinka dadban ee qaran ee ka dhacaya maamul goboleedyada. Ilaa hadda waxaa si rasmi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dagaal Ciidanka Xoogga Dalka iyo Al-shabab u Dhaxeeya oo Ka Qarxay Galgaduud Ciidanka xoogga dalka ah oo kaashanayo kuwo ka tirsan Galmudug ayaa howl-gallo ka dhan ah Al-shaab maanta kawada deegaanka Cada-xaar oo Bulacle ka xiga Qoraxsin Waqooyi magaalada dhuusamareeb ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Guddiga Doorashada Dadban ee Heer Federaal iyo Gacanyareyaasha Farmaajo Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble ayaa ku dhawaaqay liis lagu sheegay guddi maamulka doorashada dadban ee heer federaal oo gaaraya 25 xubin. Liiskan waxaa ku jiray qaar ka shaqeeyey ama…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Magaalada Boosaaso oo Dil Ku Xukuntay Rag Ku Eedeysan Kufsi iyo Dilka Gabar Yar Maxkamadda derejada kowaad ee magaalada Boosaaso, ayaa maanta oo Arbaco ah xukun dil ah ku ridday, laba nin oo lagu helay dilka gabar yar oo da’deeda lagu sheegay 14-sano jir,taas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Cidda Ku Guuleysatay Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle Xildhibaannada golaha wakiillada maamulka Hirshabeelle ayaa goordhow doortay guddoonka Baarlamaanka maamulkaasi, kadib doorasho galinkii dambe ka dhacday magaalada Jowhar ee caasimadda u ah. Xilka guddoomiyaha ayaa waxaa ku tartamay murashaxiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukun Lagu Riday Milkiilihii Shirkadda Astaan Tv Waxaa maanta Arbaco ah markale maxkamadda magaalada Hargeysa ee Somaliland la horkeenay milkii shirkadda warbaahinta Astan Tv Cabdi Manaan Yuusuf, kaas oo ciidamada Somaliland ay xireen 18-kii July 2020, xiligaas…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mareykanka: Gabadhii Soomaalida Waa Soo Laabatay, “Squad”-ka oo Dhan Ayaa Lasoo Noqday Ilhaan Cumar oo gabar asal ahaan Soomaali ah balse u tartameysay mar kale kursiga Congress-ka ee degmada 5-aad ee Minnesota ee dalkaasi Mareykanka ayaa dib loo doortay. Ilhaan oo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Booliska Boosaso oo Soo Qabtay Rag Ku Eedeysan Kufsi iyo Dil oo Loo Geystay Gabar Yar Ciidamada ammaanka magaalada Boosaaso ayaa gacanta ku soo dhigay labo nin oo lagu eedeeyey in ay ka dambeeyeen fal kufsi iyo dil isugu jira oo loo geystay gabar yar oo…