Akhriso: Xildhibaanno Ka Hadlaya Sun Ku Jirta Dalagyada Beeraha Soomaaliya Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaannada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maalintii shalay kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa magaalada Muqdisho ayaa la horgeeyey shuruuc dhowr ah, kuwaas uu jiray H/Sh adeegyadda baaritaanka… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni oo Safar Ugu Anbabaxay Itoobiya Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta ugu anbabaxay safar wadanka Itoobiya, waxaana ka soo baxayo warar kala duwan oo ku aadan safarkiisa Addis Ababa. Wararka qaar ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War 10-Sano Ka Dib Waddada Isku Xirta KM4- Iyo Tarbuunka Oo Dib Loo Furay Gadiidka iyo Dadweynaha ayaa ku dhawaad 10-sanno ka dib maanta adeegsanaya Waddada isku xirta KM4- iyo Tarbuunka ee Muqdisho Daawo Aragtida Shacabka Muqdisho Iyo Furista Waddada KM4 iyo Tartabuunka Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhalinyarada Magaalada Muqdisho Ayaa Soo Dhaweeyay Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa,Iyagoo U Rajeeyay Guul Iyo Horomar Qaar ka mid ah dhalinyarada Magaalada Muqdisho oo la hadlay Goobjoog ayaa soo dhaweeyay Wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya,mudane Xamsa Saciid Xamsa,iyagoo u rajeeyay guul iyo horomar,Wasiir Xamsa Saciid ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Ka Socda Golaha Shacabka? Golaha shacabka ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay kulan ku yeelanayaan xaruntooda Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, iyagoo uga doodayo sharciyaal dhowr ah. Ajendaha ayaa waxaa lagu sheegay: Akhrinta…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Waare oo Magacaabay Xubnaha Hishabeelle Ku Matalaya Guddiyada Heer Federaal Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa manta soo gudbiyey xubnaha maamulkaas ku matalaya guddiyada doorashada heer federal ee 2020-2021 oo laga sugayey iney soo gudbiyaan. Madaxweynaha xubnaha uu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xuseen Macalin oo Ka Hadlay Sababta Ergadii Doorashada 2016-kii Loo Laayey, Qaarna Shabaab Isku Dhiibeen Xuseen Macalim Maxamuud oo ah madaxa machadka Hiraal ee daraasaadka amniga oo todobaadkan qeyb ka ahaa martida barnaamijka MADASHA ee Goobjoog News ayaa ku dheeraaday amniga iyo doorashada. Mudane Xuseen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni Ayaa Furay Kal-fadhiga 47-aad Ee Golaha Wakiillada Madaxweynaha oo khudbad muhiim ah ka jeediyey furitaanka kal-fadhiga ayaa beyaamiyey in Xukuumaddu guulo muhiim ah ka gaartay Amniga, Arrimaha Gudaha Iyo Dumuqraadiyeynta, Arrimaha Siyaasadda, Horumarinta Dhaqaalaha, Arrimaha Bulshada Tayeynta…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xildhibaan Shaacir “Guul Ayaan U Rajaynaayaa Wasiir Xamsa Iyo Wasaarada Ciyaaraha Dalka” Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Aadan (Shaacir) oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya horayna ugu mid ahaa xidigihii hore Soomaaliya ayaa u hambaleeyey Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamza Saciid…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha FIFA Oo Hambalyo U Soo Dirtay Wasiir Xamsa Saciid Xamse Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFa ayaa hambalyo u soo diray Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamsa Saciid Xamsa oo xiligan loo magacaabay 19-October 2020. Warqada ka soo baxday…