Madaxweynaha Galmudug: Shirka Dhuusamareeb Waqtigiisa Ayuu Ku Qabsoomayaa Sheeko:Baarlamaanka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo safar shaqo u joga dalka Turkiga ayaa sheegay in Shirka Dhuusamareeb uu dhici doono xilligii lagu balamay, oo ku began 15… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka ee BF oo La Horgeeyey Sharci Ogolaanaya Guurka Caruurta Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah waxaa haatan horyaalla sharci ogolaanayo in la guursado caruurta da’da yar. Sharcigan oo buuq dhaliyey ayaa la soo badalay kii ay golaha wasiirrada ansixiyeen,…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisul Wasaaraha Lubnaan Oo Xilka Iska Casilay Ra’iisul Wasaaraha Dalka Lubnaan Xasan Diab ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka Ra’iisul Wasaare ee dalka kaddib qaraxii dhawaan ka dhacay caasimadda Beirut oo ay ku dhinteen in…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Sadiq Warfa: “Xal Ayaa Laga Gaaray Cabashada Shaqaalaha Garoonka Aadan Cadde” Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadiq Xirsi Warfa ayaa maanta shir guddoomiyay kulan xasaasi ah oo looga hadlay cabashada shaqaalaha muruq-maalka ah ee ka howlgalla garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliska Soomaaliyeed oo Taliye u Magacaabay Dhuusamareeb Taliyaha ciidamada booliska Soomaalioyeed Cabdi Xasan Xijaar ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxaa uu taliye Boolis ugu magacaabay, saldhigga boolika Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug. kadib markii dhowaan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maryan Cabdikariim Axmed Oo Kaalinta Koowaad Ka Gashay Imtixaanka Shahaadiga Puntland Maryan Cabdikariim Axmed ayaa kaalinta koowaad ka gashay Imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland,waxayna sheegtay in ay ku faraxsantahay da’daalka ay samaysay. Maryan Cabdikariim oo dhigata iskuulka Alwaaxa ee magaalada Garowe…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Magaalada Istanbul Oo Munaasabad Soo Dhaweyn Ah U Sameeyay Madaxweynaha Galmudug Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa munaasabad soo dhaweyn ah magaalada Istanbul u sameeyay madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye “Qoorqoor” iyo wafdi oo hogaaminayo. Qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mashruuc Ku Saabsan Sidii Degaanada Dalka Loo Gaarsiin Lahaa Korontada Laga Dhaliyo Ilayska Cadceeda Oo La Daah-furay Magaalada Muqdisho waxaa lagu daahfuray Barnaamijka ay iska kaashanayeen Wasaarada Tamarta iyo Biyaha, World Bank iyo IBS Bank,kaasi oo hadlayay sidii cadceeda tamarta koronto looga dhalin lahaa. Barnaamijkaan ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Univeral Ku Ganaaxday 15 Kun oo Dollar Somaliland ayaa maanta ku ganaaxday muuqaal baahiyeyaasha Universal iyo Star, iyada oo la sheegay in lala galayo heshiis cusub. Qoraal kasoo baxay agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta ayaa lagu ganaaxay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni oo Magacaabay Taliyeyaal Cusub Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntlad Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magacaabay Taliyaha ciidanka madaxtooyarda iyo taliyaha qeybta booliska gobolka Nugaal. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada ayaa waxaa G/sare Cabdiqaadir Jamac Dirir…