U bood dhigaalka

Somaliland oo Univeral Ku Ganaaxday 15 Kun oo Dollar

Sheeko:Amniga

Somaliland ayaa maanta ku ganaaxday muuqaal baahiyeyaasha Universal iyo Star, iyada oo la sheegay in lala galayo heshiis cusub.

Qoraal kasoo baxay agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta ayaa lagu ganaaxay Universal TV $15,000 halka Star TV lagu ganaaxay $5000, waxaana la faray in lagu shubo qasnadda dowladda dhexe.

Akhriso: