Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo Muqdisho Ku Geeriyootay Sheeko:Wararka Caafimaadka Allah unaxariistee waxaa waxaa saaka waabarigii gudaha magaalada Muqdisho ku geeriyootay Drs Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo kamid aheyd dhaqaariirta ugu caansanaa guud ahaan dalka. Allah u naxariistee marxuumad Drs Xaawo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Taiwan oo Wakiil Keensaneysa Somaliland iyo Muuse Bixii oo Diiday La Kulanka Safiirka Shiinaha Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Shiinaha iyo Somaliland ayaa sheegaya in Taiwan ayaa go’aansatay in dabayaaqada bishan ay wakiil usoo magacaabato Somaliland iyada oo sidoo kale ay labada dhinac si…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiil Qaran: Farmaajo Waa in Laga Hor istaago Dhoolatus aan Dastuuri Aheyn oo uu Awoodda ku sii heysto Qoraal kasoo baxay xisbiga Hiil qaran ayaa lagu sheegay in fashilka Villa Somalia uu khatar gelinayo Soomaaliya. Xisbigan Hiil Qaran waxaa uu bayaankiisa ku xusay in natiijada ka dhalatay doorashadii…
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasiir Goodax Barre ” Waa Wajib Dhaqan-galinta Manhajka Cusub ee Dugsiyada Sare Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta saree ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa Waxaan maanta soo saartay Xeerka ansixinta iyo dhaqan-galka Buugaagta Manhajka Qaranka ee Dugsiga Sare oo ay qasab tahay in sannad-dugsiyeedkan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare oo Ansixiyey Xubin Kamid Noqoneyso Guddiga Doorashooyinka Qaran Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey xubin kamid noqoneysa guddiga maddaxabannaan ee doorashooyinka qaranka. Golaha oo kulan ku sheeshay Muqdisho ayaa cod gacan taag ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Faahfaahinta Toogasho Ka DHacdaay Muqdisho Warar dheeraad ayaa waxaa laga helayaa askari la sheegay inuu ka tirsanaa ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo maanta barqadii lagu dilay degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir. Kooxo ku hubaysanaa Bastoolado…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Qaar Ka Mid Shacabka Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Is Dhaxgalka Kooxaha Muqdisho Iyo Hargaysa Kooxaha kala dhisan magaalooyinka Muqdisho iyo Hargaysa ayaa la sheegay in ay wada ciyaari karaan labada dhinacba, qaar ka mid ah shacabka Muqdisho ayaa soo dhaweeyay is dhaxgalka labada dhinaca.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Deni “Wasaaraddaha Amniga ee Punland iyo Galmudug Waa inay Ka Wada Shaqeeyaan Amniga Gaalkacyo” Madaxweynaha dowlad goboleedka Punland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inay wasaaraddaha amniga iyo arrimaha gudaha ee dowladdaha xubnaha ka ah dowladda dhexe ee Punland iyo Galmudug ay iska kaashanayaan sugida…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Diyaarad Ku Burburtay Degmada Dhoobley Wararka laga helaayo degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegayo in diyaarad ay leeyihiin ciidamada dowladda Kenya ay ku burburtay gudaha garoonka degmadaasi. Diyaaradda ayaa waxaa ay sahay u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koofur Galbeed oo Hay’addaha Samafalka u Dirtay Baaq Ku Aadan Fatahaadaha Webiga Shabeelle Wasiirka gar-gaarka iyo maareynta musiibooyinka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, Cabdinuur Cabdi Caruush ayaa hay’adaha samafalka ugu baaqay in ay dar-dargeliyaan howlahooda ku aaddan taakuleynta Dadka ku waxyeelloobay fatahaadda Webiga…