Day: February 2, 2021
-
Baarlamaanka
Guddiga Kheyraadka Oo Ku Takrifal Awoodeed Ku Eedeeyey Wasiirka Batroolka, Dalbaday In Lasoo Celiyo Guddoomiyaha HBS
Waxaa goordhow soo baxay go’aanka guddiga kheyraadka dabiicigaa iyo bii’ada ee ku saabsanaa khilaafka ka dhex jira wasaaradda batroolka &…
Read More » -
amaanka
Deni Oo Safar Dhulka Ah Ku Tagay Dhuusamareeb
Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, iyo wafdi u hogaaminayo ayaa safar dhulka ah ku tagay magaalada Dhuusa mareeb…
Read More » -
amaanka
Madaxweeynaha Jubbaland Oo Gaaray Dhuusamareeb
Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe . Madaxweeynaha galmudug…
Read More » -
amaanka
Farmaajo, Yaa u Muhiimsan: Ka Adkaanta Al-shabaab Mise Jubbaland?!
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa todobaadkan dalacsiiyey qeyb ka mid ah ciidamada xoogga dalka, kuwaas oo magaalada xadka ah…
Read More » -
amaanka
Shirka Dhuusamareeb Oo Maanta Furmaya
Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filaya in magaalada Dhuusamareeb uu ka furmo shirka wada tashiga dowlad gobaleedyada dalka iyo…
Read More » -
amaanka
Dhuusamareeb: Khasaare Ka Dhashay Qarax Lala Eegtay Taliye Xigeenka Ciidanka Lugta
Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in qarax lala eegtay gawaariga taliye xigeenka ciidamada lugta Xuseen…
Read More » -
amaanka
Mahad Salad ” Mudnaantii iyo Maamuuskii Ay Ahayd In Loo Sameeyo Aaska Marxuum Gen. Galaal Maanta Ma Helin”
Allah U naxariisto waxaa xalay magaalada Guraceel lagu aasay Gen. Maxamed Nuur Galaal, oo ka mid ahaa dadkii ku dhintay…
Read More » -
Gobalada
Hobiyaayal Lagu Garaacay Dhuusamareeb iyo Maamulka Galmudug Oo Ka Hadlay
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Hoobiyayaal xalay lagu garaacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug . Garoonka…
Read More » -
amaanka
Rooble Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dhuusamareeb
Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble . Madaxweeynaha galmudug Axmed Cabdi…
Read More » -
amaanka
Madaxweeyne Farmaajo Oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb
Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweeynaha galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor…
Read More »