Wadahadalkii Guddoomiye Xaashi iyo Guuleed oo Burburay, Akhriso Sababta Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa niyadjab ka muujiyey xaaladda xulista guddiga dadban ee doorashada Somalinad. Guddoomiye Xaashi waxaa uu sheegay in doorasho qeybta Somalinad loola dhaqmo si ka duwan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Hor Imaanaya Golihii Waatigoodu Dhacay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa sabtida hor imaanaya golaha waatigiisu dhacay ee shacabka. Farriin loo diray xildhibaannadii hore ayaa lagu qoray sidan: M.ne Xil Beri oo Sabti ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuusamareeb 4: Madaxweyne Madoobe oo Labo Qodob Ku Adkeysanaya Wararka ka imaanaya shirka caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb uga socda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxda dowlad goboleedyada ayaa sheegaya inuu qarka u saaran yahay burbur iyo kala carar,…