Madaxweeyne Xasan Sheekh Oo Sheegay In Farmaajo Uu La Mid Yahay Shaqaalaha Caadiga Ah Ee Villa Soomaaliya Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweeynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xaaladda dalka ayaa sheegay in dalka uu ku jiro xaaladda aysan muuqaan meesha loo socdo. Madaxweeyne Xasan ayaa wareeysi gaar… 3 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Qaraxa Ka Dhacay Muqdisho Halkan waa goobta qaraxa gaaro ee agagaarka Sayidka ee Muqdisho, waxaa jira khasaare maaliyadeed Weli lama hayo faahfaahin la xiriirta khasaaraha nafta.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax gaari ayaa la sheegayaa in goordhow uu ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan. Qaraxa oo ahaa mid gaari ayaa waxaa ay wararku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Hore Puntland Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Dhalinyaradda Iyo Isboortiga Gobolka Karkaar Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Maamulka Puntland mudane Jaamac Faarax Muuse ayaa Guddoomiyaha dhalinyarada iyo isboortiga Gobolka Karkaar u magacaabay Cabdiqani Maxamed Cartan Jaamac oo ka mid ah dhalinyarada ugu firfircoon Goboka,sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gudoomiye Wiish “Way Mahadsanyihiin Valencia iyo Villareal” Kooxaha kubadda Cagta Valencia iyo Villareal ee ka ciyaara horyaalka Kubadda Cagta Dalka Spain ee (La Liga) ayaa qalab isboorti ugu deeqay uguna soo hambalyeeyay guushii ay gaareen, degmooyinka Shingaani…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Ku Baaqay Shir Deg Deg Ah In La Isugu Yimaado Muqdisho Golaha Midawga Musharixiinta xilka Madaxweeynanimo ee dalka doorashada 2021, ayaa markale walaac ka muujiyay xaaladda siyaasadeed ee dalka. Qoraal ka soo baxay Midawga ay ku mideeysan yihiin Musharixiinta u taagan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo War Ka Soo Saartay Kulan Uu Farmaajo Ku Baaqay Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa soo dhaweeyay ayaa soo dhaweyay shirka wada hadalada doorashooyinka ee lagu baaqay. Axmed Madoobe ayaa sidoo ku baaqay in magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka Hirshabeelle Oo Ansixiyay Guddiyada Dastuurka iyo Xeer Hoosadka Baarlamanka Kalfadhiga 1aad Fadhigiisa 17aad ee Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Dr. Cabdixakim Luqmaan xaaji Muxumed oo uu wehlinaayo Gudoomiye kuxigenka 2aad Mahad Hassan Osman ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka Oo Ku Baaqay In Dib Loo Furo Wada Hadallada Doorashada 2021 Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo war ka soo saaray xaaladda dalka si gaar ah arrimaha doorashooyinka oo muddooyinkii u danbeyay dib u dhacay ayaa ku baaqay in dib loo bilaabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gogoshii Shirka Doorashada oo Isku Tuutuur Gashay Maxamed Cabdullahi Farmaajo madaxweeynihii waqtigiisu dhamaaday ayaa markale 15 bishaan shir isugu yeeray madaxda dowlad gobaleedyada dalka iyo maamulka Gobalka Banaadir. Qoraal ka soo baxay Villa Soomaaliya ayaa lagu sheegay…