Rooble oo Baarlamaanka Hortagaya 9-ka Bisha Sheeko:Amniga War saxafadeed ka soo baxay wasaaradda warfaafinta ayaa tacsi loogu diray walidiinta iyo ehelada dadkii ku dhintay weerarkii shalay lagu qaaday Hotel Afriik, ee magaalada Muqdisho. Qoraalka wasaaradda ayaa lagu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deg Deg :- Dagaal Ka Dhacay Deegana Hoostaga Dhuusamareeb Wararka hada naga soo gaarayo Deegaanka Xananbuure ee Gobolka Galgaduud ayaa Sheegaya in Halkaasi uu hada dib uga qarxay Dagaal u dhexeeya Labada beelood oo walaalo kuwaas oo wada daga…
2 daqiiqo Sheeko:Caalamka Hogaamiyaha Mynamar Oo Xabsiga La Dhigay iyo Afgambi Dalkaas ka Dhacay Wararka naga soo gaaraya dalka Myanmar ayaa sheegaya in dalkaasi ay ciidamada meleteriga ay ka sameeyen afgambi xukunka ay kaga tuureen dowladda radiyka ee dalkaas. Aung San Suu Kyi hogaamiyaha dalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sixitaan: Baarlamaanka Hishabeelle Oo Shir Deg Deg Ah La Isugu Yeeray Baarlamaanka Hirshabeellle ayaa la filaya in uu kulan deg deg ah yeesho, iyadoo kulanka uu qeyb ka yahay Madaxweynaha maamulkaasi Cali Guudlaawe. Kulanka oo ka dhacaya UNICEF ayaa lagu wadaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahino Ka Soo Baxaya Weerarka Hotel Afriik Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ku bilawday qaraxyo , kaas oo lagu qaaday Hotel Afriik oo ku yaala wadada xiriirisa Airport ka muqdisho iyo isgoosyka Km4. Xubna…