Mahad Salad ” Mudnaantii iyo Maamuuskii Ay Ahayd In Loo Sameeyo Aaska Marxuum Gen. Galaal Maanta Ma Helin” Sheeko:Amniga Allah U naxariisto waxaa xalay magaalada Guraceel lagu aasay Gen. Maxamed Nuur Galaal, oo ka mid ahaa dadkii ku dhintay weerarkii Hotel Afriik lagu qaaday maalin ka hor . Meydka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hobiyaayal Lagu Garaacay Dhuusamareeb iyo Maamulka Galmudug Oo Ka Hadlay Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya Hoobiyayaal xalay lagu garaacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug . Garoonka diyaaradaha ee Dhuusamareeb ayaa xalay lagu garacay tira Hoobiyayal ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Rooble Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dhuusamareeb Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble . Madaxweeynaha galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ku soo dhaweeyay wafdiga Rooble garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweeyne Farmaajo Oo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweeynaha galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ku soo dhaweeyay wafdiga Madaxweeyne Farmaajo garoonka diyaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Guudlaawe Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dhuusamareeb Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha dowlad gobaleedka Hirshabeelle Cali Xuseen Guudlaawe. Madaxweeynaha galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ku soo dhaweeyay wafdiga Guud laawe…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Lafta Gareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo Oo Gaaray Dhuusamareeb Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya Cabdi casis Xassan Maxamed Lafta Gareen. Madaxweeynaha galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Taariikh: Kumuu Ahaa Generaal Galaal Gen. Maxamed Nuur Galaal waxaa uu 1938-dii ku dhashay Tog-dhiyic oo ku dhow Dhuusamareeb ee bartamaha Soomaaliya. Waxbarashadiisa waxaa uu ka bilaabay Ceel-buur bilowgii 50-meeyadii, kadib waxaa uu usoo wareegay…
10 daqiiqo Sheeko:Amniga 24 Qaraar oo Ay Tahay Inuu ka Laabto Maalinta ugu Horreysa Madaxweynaha Beddeli-doona Farmaajo! Madaxweynaha soo socda ee Soomaaliya waxaa sugaya inuu ka laabto go’aanno qaldan iyo heshiisyo sharci darro ah oo uu galay Farmaajo, soona celiyo saaxiibbadii Soomaaliya ee xiriirka loo jaray iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Xaaladdda Dalka Midawga Xubana musharixiinta doorshada madaxweeynaha ayaa war ka soo saaray xaaladihii ugu danbeyay ee dalka , si gaar ah shirka magaalada Dhuusa mareeb uga furmaya madaxda dowladda iyo dowlad gobaleedyada.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweeynaha Hirshabelle Oo Hortagay Baarlamanka Maamulkaas Kulan aan caadi aheyn oo uu yeeshay Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa waxaa horyimid Madaxweynaha Dowlad Goboledka Hirshabelle Mudane Cali Guudlawe Xuseen. Kulankaan oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamanka Hirshabelle…