Ururrada Bulshada Rayidka Oo Ku Baaqay in Mar kale Uusan Fashilmin Shirka Dhuusamareeb Sheeko:Amniga Ururrada Bulashada Rayidka ayaa war ka soo saaray shirka madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa Doowlad Gobaleedyada dalka uga furmay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Kulan ay maanta yeeshen Isutagga Ururrada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Golaha Shacabka oo Diiday Kulankii Uu Farmaajo Codsaday Jimcaha Warar aan ka heleneyno xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegaya in guddoonka golaha uu diiday codsigii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ee ahaa in jimcaha uu horyimaado.…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Guddoomiye Wiish “Waan U Mahadcelinaynaa Dhamaan Kooxihii Ku Guulaystay Tartamadii Aan Qabanay Sanadkii La Soo Dhaafay 2020 Iyo Xidigaha Gobolka Banaadir” Maamulka Gobolka Banaadir ayaa abaalmariyay Kooxda Gobolka Banaadir ee ku guuleysatay ciyaarihii Maamul-Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, 2020,Tartankii kubbadda Cgata degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Tartankii kubbadda cagta Waaxyaha Gobolka oo dhamaan ka dhacay…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Horseed Oo Madaxa Suuq Gaynta & Warbaahinta U Magacaawaday Ciyaaryahan Hore Kubbadda Cagta Qoraal Ka soo baxay Maamulka Kooxda Kubbadda Cagta Horseed ayaa lagu shaaciyay in mudane Cabdi Nuur Maxamed Nuur loo magacaabay xilka Madaxa Warbaahinta iyo Suuqgaynta Naadiga Horseed,waxaana qoraalka la sii…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Midawga Musharixiinta Oo War Ka Soo Saaray Shirka Dhuusamareeb 4 Golaha midawga Musharixiinta xilka madaxtinimada dalka ayaa war ka soo saaray shirka maalinta labaad magaalada dhuusamareeb uga socda Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka. Qoraal ka soo baxay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhuusamareeb: Labo Qodob oo Ay Heshiis Ka Gaareen Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Wararkii ugu dambeeyey ee Dhuusamareeb, xarunta Galmudug ayaa sheegaya in saaka mar kale uu sodco shirkii Dhuusamareeb 4, ee u dhaxeeyey madaxweyne Farmaajo iyo madaxda dowlad goboleedyda, iyada oo xalayna…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Itoobiya oo Fashilisay Weerar Ka Dhan ahaa Safaaradda Imaaraadka Ilaa 15 qof ayaa loo xiray kadib markii lagu tuhmay qorshe ah iney weerar ku ahaayeen safaaradda ay Imaaraadka ku leeyihiin caasimadda Itoobiya ee Adis Ababa. Sid ay sheegeen sirdoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso : Shir Dhuusamareeb Ka Socda Maalintii Labaad Magaalada dhuusamreeb waxaa shalay si rasmi ah uga furmay shirka wada tashiga dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah, kas oo loga hadlayo xaaladda dalka si gaar ah Arimaha Doorashooyinka.…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Badri Axmed “Guul Iyo Horomar Ayaan U Rajaynaa Maamulka Iyo Ciyaartooyda Kooxda Elman” Ciyaaryahankii hore Xulka Qaranka Soomaaliya iyo kooxda Kubbadda Cagta Elman Badri Ahmed Cabdulle ayaa soo dhaweeyay is badalka iyo waxqabadka uu la yimid Guddoomiye Ku Xigeenka Kooxda Elman Cali Axmed…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Siyaasiyiinta Gobalada Waqooyi Oo War Ka Soo Saaray Shirka Dhuusamareeb Shir jaraa’id oo ay goor dhaw magaalada Muqdisho ku qabteen gudoomiyaha aqalka sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdillahi, siyaasiyiinta iyo xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland, ayaa lagu sheegay in shirka…