Ciidamo Gadoodsan Oo La Wareegay Degmada Matabaan Sheeko:Amniga Wararka Goobjoog News ka heleyso degmada Matabaan ee Gobalka Hiraan, ayaa sheegaya in saakay ciidamo taabacsan Ururka Ahlu Sunna Waljameca ay la wareegeen gacan ku heeynta degmada . Ciidamada ayaa la sheegay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo Oo Deni iyo Madoobe Ku Eedayay In Ay Diidan Yihiin In Xal Laga Gaaro Doorashada Maxaxmed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta hortagay xildhibaanada Golaha shacabka ee waqtigoooda dhamaaday. Golaha Shacabka ayaa warbixin ka dhageeystay madaxweeynaha , taas oo ku aaddan xaaladda dalka si gaar ah arimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Senetorrada Aqalka Sare oo Laga Saaray Fadhiga Golaha Shacabka Wararka ka imaanaya hoolka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegaya in goordhow kulanka laga saaray Seeetorrda aqalka sare. Gudoomiyaha Goalaha Shacabka ee waqtigoodu dhamaaday Maxamed Mursal Sh Cabdiraxman…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Prof Shirwac” Waa Nasiib Darro In Shacabka Oo Rejo Ka Qabay Shirkii Dhuusmareeb Ay Maqlaan Fashilka Madaxdii Shirsanayd “ Prof Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo ah Gudoomiyaha Hay’adda Tubta Nabadda, ayaa shegay in wax laga xumaado ay tahay in shirka dhuusamareeb oo rajo laga qabay uu ku soo dhamaado Fashil…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb Oo Aad U Mashquulsan Garoonka diyaaradaha magaalada dhuusamareeb ayaa saakay aaad u mashquul ah , iyado wararka naga soo gaarayo ay sheegayaan in garoonka ay buux dhaafinayaan mas’uuliyiin kala duwan kuwaas oo raba in…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Sida Dubbe iyo Madoobe Isugu Eedeeyeen Fashilka Shirka Dhuusamareeb 4 Waxaa fashil ku dhammaaday shirkii Dhuusamareeb 4, oo muddo saddex maalin ah ka socday caasimadda Galmudug. Haddaba, wasiirka warfaafinta ee DF Cismaan Dubbe iyo madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa midba…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo Oo Hortagaya Golaha Shacabka Ee Waqtigoodu Dhacay Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa la filaya in maanta uu hor yimaado xildhibaanada Baarlamaanka Labada Aqal ee dalka ee waqtigoodu dhacay. Farmaajo ayaa saaka ka soo duulay maaalada Dhusuamareeb ee caasimadda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wadahadalkii Guddoomiye Xaashi iyo Guuleed oo Burburay, Akhriso Sababta Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi ayaa niyadjab ka muujiyey xaaladda xulista guddiga dadban ee doorashada Somalinad. Guddoomiye Xaashi waxaa uu sheegay in doorasho qeybta Somalinad loola dhaqmo si ka duwan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo oo Hor Imaanaya Golihii Waatigoodu Dhacay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo ayaa sabtida hor imaanaya golaha waatigiisu dhacay ee shacabka. Farriin loo diray xildhibaannadii hore ayaa lagu qoray sidan: M.ne Xil Beri oo Sabti ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhuusamareeb 4: Madaxweyne Madoobe oo Labo Qodob Ku Adkeysanaya Wararka ka imaanaya shirka caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb uga socda Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxda dowlad goboleedyada ayaa sheegaya inuu qarka u saaran yahay burbur iyo kala carar,…