Geesey “Waan Ku Faraxsanahay Abaal Marinta Aan Helay” Sheeko:Cayaaraha Gool Haye Cabdullahi Cali Shiine (Geesey) oo ka tirsan kooxda kubbadda cagta Puntland ayaa laga gudoonsiiyay abaal marinta laacibkii ugu wanaagsanaa guud ahaan deeganada Puntland sanadkii la soo dhaafay,waxaana abaal… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Ma Ku Dhici Karaa Farmaajo Inuu Hakiyo Maanta Awoodaha Fulinta oo Dhan Sidii Xasan Sheekh? Maanta waa 3-da Febraayo 2021-ka, waxaa muddo xileedka dastuuriga ee madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ka hartay keliya 5 maalin, isaga xilligaas kadib noqon doona madaxweyne hore sida uu dhigayo qodobka 91aad…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga AKHRISO : Maxaa Ku Cusub Ajendayaasha Shirka Dhuusamareeb 4 ? Shirka wadatashiga dowladda Federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka ayaa saacada soo socda ka furmi doona magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Kulanka ayaa looga arin san doona xaaladda guud ee dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Wadatashiga Dowladda iyo Maamulada Dalka Oo Maanta Furmaya Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobaleedka Galmudug , ka furmaya shirka wada tashiga dowladda federaalka iyo dowlad gobaleedyada dalka. Shirkan oo noqonaya midkii 4 aad oo ay madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Kheyraadka Oo Ku Takrifal Awoodeed Ku Eedeeyey Wasiirka Batroolka, Dalbaday In Lasoo Celiyo Guddoomiyaha HBS Waxaa goordhow soo baxay go’aanka guddiga kheyraadka dabiicigaa iyo bii’ada ee ku saabsanaa khilaafka ka dhex jira wasaaradda batroolka & macdanta iyo hay’adda batroolka soomaaliyeed (hbs). Guddiga ayaa waxyaabaha uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Deni Oo Safar Dhulka Ah Ku Tagay Dhuusamareeb Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni, iyo wafdi u hogaaminayo ayaa safar dhulka ah ku tagay magaalada Dhuusa mareeb . Deni ayaa waxaa duleedka Dhuusamareeb ku soo dhaweeyay madaxweeynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweeynaha Jubbaland Oo Gaaray Dhuusamareeb Waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxweeynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe . Madaxweeynaha galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa ku soo dhaweeyay wafdiga…
4 daqiiqo Sheeko:Amniga Farmaajo, Yaa u Muhiimsan: Ka Adkaanta Al-shabaab Mise Jubbaland?! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa todobaadkan dalacsiiyey qeyb ka mid ah ciidamada xoogga dalka, kuwaas oo magaalada xadka ah ee Beledxaawo kula dagaalay kuwa dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shirka Dhuusamareeb Oo Maanta Furmaya Saacadaha soo socda ayaa waxaa la filaya in magaalada Dhuusamareeb uu ka furmo shirka wada tashiga dowlad gobaleedyada dalka iyo dowladda Federaalka. magaalada dhuusamareeb ayaa waxaa hadda ku sugan madaxda…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhuusamareeb: Khasaare Ka Dhashay Qarax Lala Eegtay Taliye Xigeenka Ciidanka Lugta Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in qarax lala eegtay gawaariga taliye xigeenka ciidamada lugta Xuseen Xoosh. Ugu yaraan labo askari oo ciidankiisa ah ayaa la…